DAAWO YAABKAN: Maxaa Kala Qabsaday Didier Deschamps Iyo N’Golo Kante

N’Golo Kante ayaa kasoo habsaamay shirkii tababare Didier Deschamps iyo ciyaartoyda xulka qaranka France ee ka horreeyey, waxaana uu waqti dambe soo galay qolka shirku ka dhacayay oo ay kaliya ku sugnaayeen tababaraha iyo gacan-yareyaashiisa.Kante oo Sabtidii Chelsea kula soo guuleystay tartanka Champions League, ahaana hadal-hayntii ugu badnayd ee ka taagnayd fagaareyaasha ciyaaraha kaddib markii uu bandhig cajiib ah sameeyey.Laacibkan oo xiddiga garoonka kusoo guuleystay saddexdii kulan ee finalka Champions League iyo…

QIIMAYN: Fursadda Uu Waddan Walba U Haysto Ku Guuleysiga EURO 2020 Oo

Tartanka Euro 2020 ee ay ahayd in sannadkii hore la qabto, waxa dib loogu dhigay sababta fayraska Korona dartii, laakiin waxa xidhiidhka kubadda cagta Yuruh ee UEFA uu go’aansaday in aan laga beddelin magaciisii asalka ahaa ee Euro 2020.Maalinta Jimcaha ee June 11 ayay bilaabmayaan ciyaaraha qaramada Yurub ee sannadkan, waxaana ka qayb-gelaya 24 waddan iyadoo la beddelay qaabkii hore loo ciyaari jiray oo ay si wada-jir ah u martigelinayaan 11 magaalo oo ku kala yaalla 11 waddan.Liisaska kama dambaysta ah ee xulalka ayaa UEFA…

One Major Side Effect of Drinking Alcohol If You’re Overweight,

Alcohol is an undeniably mixed bag when it comes to your health. While the occasional glass of red wine may have a protective effect on your cardiovascular health, alcohol consumption has also been linked to increased risk of certain ailments, from esophageal cancer to cirrhosis of the liver. For individuals who are overweight or obese, however, drinking alcohol may pose a particular health threat, according to a new study. A May 2021 study published in the European Journal of Clinical Nutrition found that, in examining data…

Manchester United Oo Diyaarisay Lambarrada Ay Xidhanayaan Raphael

Manchester United ayaa si xooggan u gelaysa suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaaga, waxaana ay qorshaynaysaa in ay lasoo saxeexato laba illaa saddex ciyaartoy oo isbeddel ku samayn kara safka kooxda, sarena usoo qaada awooddooda, si ay usoo yareeyaan farqiga u dhexeeyey Manchester City xilli ciyaareedkii dhowaanta dhamaaday.Tababare Ole Gunnar Solskjaer oo ay kooxdiisu kaalinta labaad kaga dhamaysatay horyaalka Premier League ee xilli ciyaareedkii hore, sidoo kalena ay finalka Europa League kaga qaadday Villarreal, waxa uu suuqa…

Journalists start “disinformation lab” to limit the spread of fake news in

Journalists start "disinformation laboratory" to limit the spread of fake news in Somalia MOGADISHU, Somalia - The extent of fake news in Somalia could drop drastically following the launch of the "disinformation laboratory" aimed at revealing inaccurate news, especially at a time when the country is heading for an election that could define the country's fate. During the weekend, a media guard…

Xiddigaha Real Madrid Ee Ku Farxay Soo Laabashada Carlo Ancelotti Oo

Carlo Ancelotti ayaa kusoo laabtay Real Madrid oo uu ka beddelay Zinedine Zidane oo toddobaadkii hore iscasilay, waxaana uu ugu yimid Santiago Bernabeu qaar ka mid ah ciyaaryahannadii uu soo maamulay waqtigiisii hore ee uu tababaraha ahaa kooxdan.Ancelotti ayaa Real Madrid tababare u ahaa muddadii u dhaxaysay 2013 illaa 2015 oo uu u qaaday Champions League, waxaana markan horyaalla imtixaan ah in uu qabto shaqadii Zidane oo kale oo ku guuleystay 11 koob oo ay ku jiraan saddex Champions League, laba horyaal iyo koobab kale,…

Surprising Effects of Taking Vitamin B Supplements, Says Science

Although B vitamins are found in many foods, there are a few groups of people who could benefit from taking additional vitamin B supplements. This includes older adults, those who have celiac disease, and even those who follow a vegan diet. There are eight different kinds of B vitamins: B1—Thiamine B2—Riboflavin B3—Niacin B5—Pantothenic Acid B6—Pyridoxine B7—Biotin B9—Folate (also known as folic acid) B12—Cobalamin If you suspect that you're deficient in one of the B vitamins, it's likely that you've experienced a few…

The Worst Drinks on the Planet

Soda has been named public enemy No. 1 when it comes to an easy change you can immediately make in hopes to lose weight and shed belly fat. So it's only logical to assume if we all stay away from Coca-Cola, Sprite, and Dr Pepper, the pounds will melt away. However, there's one big problem: Very few people are swapping soda for plain ol' H2O. Instead, they're looking to other beverages like juices and flavored waters to fill the void. And while many of these soda alternatives market themselves as the "healthier choice,"…

WAALLI: Isbar-Bardhiga Mushaharkii Uu Sergio Aguero Ka Qaadan Jiray

Weeraryahanka cusub ee kooxda Barcelona ee Sergio Kun Aguero ayaa muujiyay sida ay uga go’antahay inuu u ciyaaro kooxdaas xilli haatan lasoo bandhigay mushaharka aadka uga hooseeya midkii uu hore u heli jiray ee uu ka aqbalay.Aguero ayaa la fahamsan yahay inuu mushahar aad u badan ka qaadan jiray City balse mid kii hore aad uga duwan hadda kula jooga sida uu sheegayo wargeyska Spain kasoo baxa ee Mundo Deportivo.Aguro ayaa Man City sanadkii mushahar ahaan 23 Milyan oo euro ka qaadan jiray balse arrinta mucjisada ah ayaa ah…

Waa Kuwee Kulankii Iyo Goolkii Ugu Fiicnaa Ee Cristiano Ronaldo

Weeraryahanka kooxda Juventus ee Cristiano Ronaldo ayaa doortay kulankii uu ugu qaab ciyaareedka fiicnaa iyo goolkiisii ugu qurxoonaa ee waayihiisa ciyaareed ee cajiibka ah.36 sano jirkaas ayaa ku dhawaad 20 sano ka ciyaarayay heerka ugu sarreeya kubadda cagta waxaana uu soo samaystay xog cajiib ah oo ay kaliya kuwo koobani la tartami karaan.Kaddib shanta Champions League ee uu ku guuleystay, koobab badan oo maxali ah oo uu soo qaaday iyo guushii Euro 2016 ee xulkiisa Portugal ayaa ka dhigan in Ronaldo uu ka koobab badan…