Man United, Liverpool, City & Bayern Oo Ku Dagaallamaya

Maalin wanaagsan akhristayaasheena sharafta leh meel kasta oo aad dunida ka joogtaan. Suuqii iibka ciyaartoyda ee xagaagii waxa uu xidhmay horraanta bishii October, waxaana dhowaan la sugayaa inuu furmo suuqa waqtiga jiilaalka ee bisha January oo muddo kooban ay kooxuhu u heli doonaan inay kaga soo faa’iidaystaan.Kooxaha dhaawacyadu ragaadiyeen amaba doonaya inay helaan xiddigo ka caawiya xallinta dhibaatooyinkii ay soo arkeen qaybta hore ee xili ciyaareedka ayaa suuqa geli doona, sidoo kalena ciyaartooyo heshiisyada…

Zlatan Ibrahimovic Oo Ku Biiray Liiska Cuqaasha Horyaalka

Zlatan Ibrahimovic ayaa lagu daray diiwaanka taariikhiga ah ee cuqaasha horyaalka waddanka Talyaaniga ee Serie A, waxaanu noqday ciyaartoygii afraad ee abid lixdii ciyaarood ee ugu horreeyey goolal ka dhaliya.Halyeyga reer Sweden ayaa sidoo kale taariikh kale xalay loo diiwaangeliyey iyadoo uu la barbarreeyey rikoodh la dhigay 78 sannadood ka hor.Ibrahimovic oo laba gool u dhaliyey AC Milan kulankii ay xalay 3-1 ku garaaceen Napoli, isla markaana kooxdiisa ka caawiyey inay laba dhibcood hopggaanka ku hayso ayaa waxa uu sii…

Dhaawacyada Naby Keita Iyo Shaqiri, Mohamed Salah Oo

Liverpool ayaa war farxad leh ka heshay xaaladda xiddigeeda xanuunka Korona Fayraska u jiifay ee Mohamed Salah oo seegay kulankii ay xalay 3-0 ku garaaceen Leicester City.Tababare Jurgen Klopp ayaa xaqiijiyey in baadhitaankii ugu dambeeyey ee lagu sameeyey Mohamed Salah uu muujiyey inuu badqab ka yahay xanuunka Korona Fayraska ee uu kasoo qaaday waddankiisa Masar, isla markaana uu tababarka kooxda la bilaabi doono Isniinta maanta.Xiddiga reer Masar ayaa taam u ah inuu ciyaaro kulanka Champions League ee kooxdiisu ay Arbacada…

Jamie Carragher Oo Saadaaliyey Tababaraha Mustaqbalka Ee

Halyeygii difaaca Liverpool ee Jamie Carragher ayaa saadaaliyey tababare khibrad iyo waayo aragnimo ba leh oo heersare ah oo mustaqbalka la wareegi doona Chelsea ama Arsenal.Jamie Carragher oo hadlayay intii ay socotay ciyaartii ay xalay Liverpool 3-0 ku garaacday Leicester City, ayaa waxa uu amaan kula dul dhacay macallinkii hore ee Reds iyo Celtic ee Brendan Rodgers, haddana wata Leicester City, waxaanu sheegay inay u muuqato inuu kusoo jeedo magaalada London.Tababarahan hore ee Celtic iyo Liverpool ayay kooxdiisa…

Musiibada Dhaawacyada Barcelona Oo Halkeeda Kasii Socota &

Ousmane Dembele  ayaa ku biiray liiska dhaawacyada Barcelona kaddib markii ay waxyeello kasoo gaadhay ciyaartii Atletico Madrid ee Sabtidii, taas oo ay kooxdiisa kasoo gaadhay guul-darro 1-0 ah.Kulanka ka dhacay garoonka Wanda Metropolitano ayaa Barca ku noqday musiibo u horseeday dhaawacyo, waxaana shalay ay kooxdu xaqiijisay in labadeeda ciyaartoy ee Gerard Pique iyo Sergi Roberto ay dhaawacan yihiin, isla markaana uu difaaca reer Spain uu xili ciyaareedka oo dhan maqnaan doono, halka uu Roberto muddo laba bilood ah…

Ferdinand Iyo Paul Scholes Oo Isku Raacay Xiddiga Ay Tahay

Halyeeyadii hore ee Manchester United ee Rio Ferdinand Iyo Paul Scholes ayaa isku raacay laacib ay tahay in tababare Ole Gunnar Solskjaer uu kaydka u diro kaddib bandhig liita oo uu la yimid kulankii xalay ay 1-0 rikoodhe ahaa kaga adkaadeen West Brom.Red Devils ayaa guushii ugu horreeyey ee horyaalka Premier League ee xili ciyaareedkan ku heshay garoonkeeda Old Trafford, waxaanay ahayd mid ay ku dhibaatoodeen oo VAR ka joojiyey rikoodhe laga dhalin lahaa, iyagana uu VAR siiyey rikoodhe gool noqday kaas oo toogashii hore…

Karim Benzema, Ramos, Valverde Iyo Xiddigaha Laf-dhabarta Ah

Real Madrid ayaa rajaynaysay inuu Karim Benzema kusoo laaban doono tababarkii Axadda maanta ee ay iskugu diyaarinayeen ciyaarta muhiimka u ah ee Inter Milan ay martida ugu noqon doonaan Arbacada soo aaddan, laakiin weeraryahanka reer France ayaan wali kasoo xaadirin tababarka.Benzema oo dhaawac ku seegay kulankii barbarraha ay Real Madrid la gashay Villarreal Sabtidii shalay, ayaan wali taam ka noqonin jugo ka gaadhay muruqa, waxaanu mar kale dibedda ka joogay tababarka ciyaartoyda kooxdu iskugu diyaarinayeen kulanka Inter…

Iska Illow Ronaldo & Dybala – Waakan Xiddiga Uu Pirlo Ku

Tababaraha kooxda Juventus ee Andrea Pirlo ayaa amaan kula dul-dhigay xiddiga khadka dhexe ee reer France ee Adrian Rabiot oo uu ku sifeeyey ‘ciyaartoy dhamaystiran’ kaas oo ay ‘yar tahay in noociisa oo kale laga helo dunida.’Rabiot ayaa kusoo bilowday t;oddobadii ciyaarood ee horyaalka Serie A ee ay ciyaartay Juve, iyadoo xalayna ay guul weyn oo 2-0 ah ka gaadheen Cagliary oo marti ugu ahayd Allianz Stadium.Natiijada ciyaartani waxay Old Lady kusoo gashay kaalinta labaad ee kala-sarraynta horyaalka iyadoo yeelatay 16…

Man City Oo Heshay Beddelka Aguero, Zidane Oo Ka Jawaabay

Maalin wanaagsan akhristayaasheena sharafta leh meel kasta oo aad dunida ka joogtaan. Suuqii iibka ciyaartoyda ee xagaagii waxa uu xidhmay horraanta bishii October, waxaana dhowaan la sugayaa inuu furmo suuqa waqtiga jiilaalka ee bisha January oo muddo kooban ay kooxuhu u heli doonaan inay kaga soo faa’iidaystaan.Kooxaha dhaawacyadu ragaadiyeen amaba doonaya inay helaan xiddigo ka caawiya xallinta dhibaatooyinkii ay soo arkeen qaybta hore ee xili ciyaareedka ayaa suuqa geli doona, sidoo kalena ciyaartooyo heshiisyada…

Barcelona Oo Xaqiijisay In Laba Dhaawac Oo Kala Daran Soo

Guul-darradii Barcelona kasoo gaadhay kulankii Atletico Madrid ee xalay ee rikoodhka xun loogu diiwaangeliyey, waxa uga sii daran dhaawacyo soo gaadhay labada ciyaartoy ee laf-dhabarta u ah ee Gerard Pique iyo Sergi Roberto.Gerard Pique ayaa qaybtii dambe dhulka ku dhacay, isla markaana awoodi waayey inuu lugihiisa si caadi ah ugu socdo, waxaana si toos ah garoonka looga saaray iyadoo labada garab ay hayaan kooxda dhakhaatiirtu.Difaacan muhiimka u ah Barcelona ayay isku dhaceen Angel Correa oo jilibka kaga qabtay taakal,…