Chelsea Oo Go’aan Ka Gaadhay Dalab £70 Milyan Oo Gini &
Kooxda kubadda cagta Chelsea ayaa ka jawaabtay dalab kasoo gaadhay Bayern Munich oo ka doonaysay laacibka garabka weerarka ee Callum Hudson-Odoi.Bayern ayaa usoo bandhigtay Chelsea in heshiis amaah ah lagu siiyo Callum Hudson-Odoi xili ciyaareedkan, xagaaga dambena ay si rasmi ah ula wareegaan iyagoo £70 milyan oo Gini ka bixinaya.Hudson-Odoi oo Chelsea ugu soo bilowday kulankii ay 4-0 ku karbaasheen Crytal Palace, bandhig fiicanna sameeyey ayaa sannad ka hor ay sidan oo kale usoo dalbatay Munich, waxaana doorkaas hore ay…