Gobaladda Waqooyi oo jawaab iyo digniin adag ka bixisay warqad kaso…

Hargeysa (Axadle) – Wasaaradda waxbarashada Gobaladda Waqooyi ayaa si adag uga jawaabtay warqad dhawaan kasoo baxday maamulka Puntland, taasi oo lagu mamnuucayay in imtixaanka shahaadiga ah ee Gobaladda Waqooyi lga mamnuucay gobolka Sanaag. Gobaladda Waqooyi ayaa qoraalka kasoo baxay Puntland ku sheegtay wax laga xumaado, ayadoona ku tilmaamtay mid “xagjir-nimo ah” oo aan sharciyad ku dhisneyn, islamarkaana wax saameyn ah ku yeelan karin howlaha…

Ninkii wejiga ka dharbaaxay Macron oo ka hadlay sababta uu f…

Paris (Axadle) – Ninkii loo haystay inuu dhawaan fagaare ku dharbaaxay madaxweynaha Faransiiska, Emmanuel macron ayaa la horgeeyay maxkamad, wuxuuna ka hadlay falkaas iyo siduu ku dhacay. Ninkan oo lagu magacaabo Damien Tarel oo 28-sano jir ah ayaa maxkamadda ka hor qirtay in uu madaxweyne Macron dharbaaxay, isagoona iska fogeeyay in falkaas uu ahaa mid uu hore usii qorsheeyay, sida lagu sheegay eedeynta loo jeediyay. Waxa uu dharbaaxada uu ku…

Maleeshiyaadka macawiisleyda oo weerar ku qaaday saldhig Boo…

Buula Burde (Axadle) – Wararka naga soo gaarayo Magaalada Buula Burde ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maleeshiyaad hubeysan ay weerar culus kusoo qaadeyn saldhigga Magaalada. Saldhigga ayaa wuxuu dagaal ku dhex maray maleeshiyadii weerarka soo qaaday iyo ciidamada Booliska ee ku sugnaa Saldhigga, waxaana ka dhashay khasaaro isugu jiro dhimasho iyo dhaawac, inkastoo aan si rasmi ah loo ogeyn maadaama waqtiga uu weerarka dhacay aheyd xilli…

Maxaa keenay isbeddelka siyaasadda IMAARAADKA CARABTA ee Soo…

Xiriirka Soomaaliya iyo Imaaraadka Carbeed oo in mudda ah heerkii ugu hooseeyay marayay ayaa u muuqda mid isbeddel aan la filayn ku socdo. Ra’iisalwasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) Maxamed Xuseen Rooble ayaa June 8, 2021  qaabbilay Danjiraha Imaaraadka u fadhiya Soomaaliya, Maxamed Axmed Othman Al-Hammadi oo aan tan iyo December 2019 cag soo dhigin dalka.  Su’aasha isweydiinta u baahan ayaa ah: Maxaa keenay isbeddelka siyaasadda…

Puntland oo meel-marisay xeer dood badan dhaliyay oo la xiri…

Garoowe (Axadle) – Shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirada maamulka Puntland ee toddobaadkan ayaa lagu meel-mariyey xeerar dhowr ah oo uu kamid yahay xeerka Gudniinka Gabdhaha, oo dood badan dhaliyey Madaxweynaha Dowladda Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa shirkaas guddoominayey, waxayna golaha wasiiradu dood iyo falanqeyn dheer kadib cod aqlabiyad leh ku ansixiyeen xeerka Gudniinka Gabdhaha. Shirka ayaa waxa kale oo looga hadlay arrimaha…

Aqriso Magacyada: Guudlaawe iyo Lafta-gareen oo Rooble u gud…

Muqdisho (Axadle) – Madaxweynayaasha HirShabelle iyo Koonfur Galbeed ayaa si rasmi ah u shaaciyey xubnaha cusub ee ay ku badeleen kuwii hore loogu soo eedeeyay ee ku jiray Guddigii doorashada ee lagu muransana. Madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa caawa soo bedelay xubnihii cabashada laga keenay ee ku jiray Guddiyada Heer Federaal, Heer Dowlad Goboleed iyo Xalinta Khilaafaadka, kuwaasi oo…

Aqriso Magacyada: Cali Guudlaawe iyo Lafta-gareen oo Rooble …

Muqdisho (Axadle) – Madaxweynayaasha HirShabelle iyo Koonfur Galbeed ayaa si rasmi ah u shaaciyey xubnaha cusub ee ay ku badeleen kuwii hore loogu soo eedeeyay ee ku jiray Guddigii doorashada ee lagu muransana. Madaxweynaha dowlad goboleedka HirShabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ayaa caawa soo bedelay xubnihii cabashada laga keenay ee ku jiray Guddiyada Heer Federaal, Heer Dowlad Goboleed iyo Xalinta Khilaafaadka, kuwaasi oo…

Kheyre oo wajahaya cadaadis xooggan iyo eedeymo saameyn kara…

Ra’isul wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre, haddana ah musharax u taagan xilka madaxtinimo ee Soomaaliya. ayaa wajahaya eedeymo la xiriira inuu qeyb ka yahay mas’uuliyadda kiiska dhalinyaradii Soomaaaliyeed ee loo diray dalka Eretria. Kheyre ayaa ahaa Ra’isul wasaaraha Soomaaliya xiliga askarta Soomaaliyeed loo daaabulayay Eritrea, kuwaas oo la qaaday saddex jeer oo kala duwan, islamarkaana illaa iyo hadda aan war iyo wacaal laga hayn…

DF oo soo saartay go’aan lagu joojinayo in Kenya ay duqeyn d…

Muqdisho (Axadle) – Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Cusmaan Abuukar Dubbe oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Caasimadda Muqdisho ayaa si adag uga hadlay duqeymaha cirka ah ee ciidamada Kenya ka fuliyaan qeybo kamid ah dalka, oo maanta la mamnuucay. Wasiir Dubbe ayaa markale ku celiyay in dowladda ay cambaareyneyso duqeymaha joogtada ah ee ay geysanayaan diyaaradaha dagaalka Kenya ee lagu dilo laguna dhaawaco dadka rayidka ah ee ku nool Soomaaliya.…

DE DEG: KENYA oo dib u fasaxday duulimaadyada Soomaaliya

Nairobi (Axadle) – Dowladda Kenya ayaa shaaca ka qaaday inay dib u fasaxday duulimaadyada Soomaaliya, kadib xayiraad ay muddo saartay, taas oo uga sii dartay xiriirka ximaaday ee u dhexeeya wadamada dariska ah ee Soomaaliya iyo Kenya. Warsaxaafadeed rasmi ah oo kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda ee Kenya ayaa waxaa lagu sheegay in maanta wixii ka dambeeyey dib loo fasaxay duulimaadyadii ka imaan jiray Soomaaliya, kuwa ka imaanayey dhinaca dalka Kenya, gaar ahaan Nairobi. Sidoo kale qoraalkan ayaa waxaa lagu…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More