Dani Alves: Waxaan doonayay in Barcelona aan ku laabato hadii ay qirtaan inay iga qaldanaayeen!
Dani Alves ayaa shaaca ka qaaday inuu doonayay inuu ku laabto Barcelona laakiin wuxuu sheegay in kooxdu ay lahaan weysay…
Dani Alves ayaa shaaca ka qaaday inuu doonayay inuu ku laabto Barcelona laakiin wuxuu sheegay in kooxdu ay lahaan weysay…
Ciyaaryahanadda Manchester United ayaa qalinka ku duugay inay doonayaan in tababare Mauricio Pochettino inuu bedelo macalinkooda haatan Ole Gunnar Solskjaer…
Manchester United ayaa go’aan ku gaartay inaysan ceyrin doonin Ole Gunnar Solskjaer ka hor kulanka ay Red Devils la ciyaareyso…
Arsenal ayaa dabacsanaan muujisay bilowgii ciyaarta iyagoo lagu ciqaabay weerarkii ugu horeeyay, Martion Ellingsen ayaa ka dhaliyay goolkiisii labaad ee…
Mesut Ozil ayaa sheegay inuu kala garan wayay kiilomitir iyo mayl ka dib markii lagu qabtay isagoo ku socda xawaare…
Cristiano Ronaldo ayaa ugu danbeyn garoomada ku soo laabtay ka dib markii uu in muddo ah karantiil ku jiray markii…
Pierre-Emerick Aubameyang ayaa la dhacay qaabka uu Thomas Partey u la qabsaday Arsenal garoonka dhexdiisa iyo banaankiisaba isagoo sheegay in…
Khabiirka BBC Sport Mark Lawrenson ayaa saadaaliyay kulamada isbuuca 8aad ee horyaalka Premier League oo la ciyaarayo Jimcaha ilaa iyo…
Phil Foden ayaa dib loogu soo celiyay xulka qaranka England laakiin Mason Greenwood ayay weli ciqaabta ku socotaa isagoo laga…
Manchester United ayaa wadahadal la bilowday Mauricio Pochettino si uu u noqday tababaraha cusub ee kooxda sida ay sheegayaan warar…
Fursada ay Manchester United u heysato inay ku guuleysato koobka Champions League xilli ciyaareedkan ayaa si weyn hoos ugu dhacday…