Ciyaaryahanadda Man United Oo Ka Careysan Sida Xun Ee Ay Kooxda
Qaar ka mid ah ciyaartoyda Manchester United ayaa soo bandhigay sida ay uga xun yihiin qaabka xun ee ay kooxda u la dhaqmeyso goolhaye Sergio Romero sida ay u sheegeen ESPN ilo ku sugan Old Trafford.Romero ayaa waayay booskiisa kursiga keydka ee Old Trafford ka dib markii uu soo laabtay goolhaye Dean Henderson laakiin waa uu awoodi waayay inuu baxo maalintii ugu danbeysay ee suuqa kala iibsiga madaama ay United dalbatay 10 milyan ginni.33 jirkaan ayaa saaxiibo fiican ku dhex leh kooxda, wuxuuna dib ugu soo laabanayaa…