Spain Oo LIX Gool Ku Xasuuqday Jarmalka, Torres Oo
Spain ayaa xaqiijisatay booskeeda ciyaaraha kama danbeysta ee UEFA Nations League ka dib markii ay caawa 6-0 ku xasuuqeen xulka…
Spain ayaa xaqiijisatay booskeeda ciyaaraha kama danbeysta ee UEFA Nations League ka dib markii ay caawa 6-0 ku xasuuqeen xulka…
Wararka ka imaanaya Brazil ayaa sheegaya in Neymar uu xiriir furan la leeyahay gabadha fanaanada ah Gabily. Xiddiga Paris Saint-Germain…
Taageerayaasha kubada cagta ayaa dib loogu ogolaan doonaa garoomada bisha soo socota sida ay sheegayaan warbaahinta Ingariiska. Kooxaha Premier League…
Qorshe la doonayo in mashiino robot ah laga dhigo caawiyayaasha garsooraha ee Koobka Adduubka ee 2022 ayaa horumar laga sameeyay…
Manchester United ayaa la filayaa inay lacag badan ku qarashgareyso suuqa kala iibsiga bisha Janaayo iyagoo diirada ku haya xiddigo…
Xaaska xiddiga Chelsea Thiago Silva ayaa qiratay inay isku dayayso inay ka dhaadhiciso isaga inuu maro qaliin uu isaga dhigaya…
Xulka qaranka Brazil ayaa war cusub kasoo saaray xaalada daafacooda bidix iyo kooxda Manchester United ee Alex Telles kaas oo…
Manchester City ayaa cabasho u gudbisay Sky Sports ka dib markii khabiirkooda Roy Keane uu ku tilmaamay Kyle Walker ‘doqon’…
Daaficii hore ee Barcelona Javier Mascherano ayaa ku dhawaaqay inuu si rasmi ah uga fariistay ciyaarista kubada cagta. Xiddiga reer…
Rajadii xulka England ee inay u soo baxaan ciyaaraha kama danbeysta ee koobka UEFA Nations League ayaa soo dhamaatay iyadoo…
Toni Kroos ayaa ku tilmaamay “maaweelo” hadalkii uu Mesut Ozil ku garab istaagay Pierre-Emerick Aubameyang kaasoo uu xiddiga Jarmalka ku…