Maxaa lagaaga baahan yahay haddii aad rabto in aad kamid

Wajiga labaad ee wadahadalka Doorashada Dalka oo heshiiskii koowaad labada Aqal ee BFS maray dhawaan ayaa lasoo gaba-gabeeyay, waxaana Hogaamiyayaasha heer Federaal iyo Heer DG horyaallay shuruudo culus.

- Advertisement -

Qodobada heshiiska laga gaaray waxaa kamid ah Guddiga howsha doorashada wadaya, maadaama madax Goboleedyadu ay soo jeediyeen in la sameeyo xubno isku dhaf ah oo DFS & DG wakiilo ka kala ah oo howsha wada.

Xubnaha Guddiga ayaa la go’aamiyay in loo madax baneeyo howsha la xiriirta shaqadooda ee ah doorashada, balse laga caawiyo taageerada ay u baahdaan sida sugidda amniga, dhaqaalaha & Safarada deegaannada ay ka howlgalayaan.

Halkaan Hoose Guji si aad u aqrisatid Shuruudaha laga doonayo Xubnaha Guddiga Doorashada Heer Federaal & Dowlad Goboleed:

Shuruudaha Guddiga Doorashada-converted

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More