Yearly Archives

2021

“Kooxdaasi Markasta Qalbigayga Ayay Ku Jirtaa” –

Tababaraha kooxda Arsenal ee Mikel Arteta ayaa magacaabay kooxda uu tababaraha u noqon karo mustaqbalka dhaw ee uusan meesha ka saarayn fursada uu ku maamuli karo waana kooxda ree France ee Paris Saint-Germain oo uu bilawgii waayihiisa ciyaaryahanimo kusoo bilawday.Arteta ayaa 53 kulan usoo ciyaaray Paris Saint-Germain xilli ciyaareedkii 2001-02 isaga oo shan gool usoo dhaliyay kaddib markii ay Barcelona qaab amaah ah ugu dirtay caasimada France.Arteta oo la hadlayay muuq-baahiyaha beIN Sports ayaa sheegay sida uu u xasuusto…

Wasiiradda arimaha dibada Masar iyo Soomaaliya oo

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar Sameh Shoukry ayaa ka wada hadlay kor u qaadista iskaashiga labada dhinac iyo hormarinta xiriirka ka dhexeeya sida lagu sheegay bayaan ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda Masar. Axmed Hafez, afhayeenka wasaaradda arrimaha dibedda Masar, wuxuu yiri “Wadahadallada waxaa diirada lagu saaray dadaalladii la soo maray ee ku aaddan horumarinta iskaashiga labada dhinac, taasoo ka turjumaysa xiriirka…

Jamaahiirta Man United Oo Lavatory Sheegay Shuruuda

Xiddigii hore ee kooxda Liverpool ee Danny Murphy ayaa shaaca ka qaaday qaabka kaliya ee ay Manchester United shaqada tababarenimo ee kooxdeeda kaga caydhin karto tababare Ole Gunnar Solskjaer oo markale qarka u saaran inuu koob la’aan ku fashilmo.Man United ayay habeen hore wareega siddeeda ee FA Cup ku reebtay Leicester City oo ay marti u ahayd taas oo ka dhigan in Europe League uu yahay koobka kaliya ee ay u tartami karaan inta xilli ciyaareedka ka dhiman.Red Devils ayaa hadda 14 dhibcood ka dambeeya kooxda hoggaanka…

Wadahadal u socda wasiir Janan iyo Villa Somalia.

Sida ay ilo xog ogaal ah u sheegeen Axadle saraakiil ka tirsan Hay’adda Nabad Sugida Soomaaliya iyo madaxtooyada ayaa heshiis aan la shaacin waxa ay la gaareen Wasiirka amaanka Jubbaland Cabdirashiid Maxamed Xasan Janan oo ku sugan xero milatari oo ku taalla duleedka degmada Baled-Xaawo ee gobolka Gedo. Saraakiil ka hadlay Axadle ayaa u sheegay in wadaxaajoodka labada dhinac uu haatan maraya heer gabagabo, waxaana suurtagal ah in saacadaha soo aadan uu Janan u soo wareego dhanka dowladda federaalka ee waqtiga ka…

Haaland Mise Mbappe? Luis Suarez Oo Si Buuxda U

Weeraryahanka kooxda Atletico Madrid ee Luis Suarez ayaa kala doortay labada xiddig ee la filayo inay masraxyada ugu sarreeya kubadda cagta caalamka ku tartami doonaan mustaqbalka ee Erling Haaland oo Borussia Dortmund ka tirsan iyo Kylian Mbappe oo Paris Saint-Germain qayb ka ah.Haaland iyo Mbappe ayaa loo saadaalinayaa inay tobbanka sano ee soo socda noqon doonaan xiddigaha ugu fiican caalamka kaddib qaabka cajiib ah ee ay ku bilawdeen waayahooda Dortmund iyo Paris.Tartan iyo xifaaltan kubaddeed oo dhex mara ayaa bedeli…

Somalia’s overseas minister meets along with his Egyptian

Somalia's foreign minister meets with his Egyptian counterpart in Cairo CAIRO - Egyptian Foreign Minister Sameh Shoukry received a senior delegation from Somalia on Monday as part of their current visit to Cairo. The Somali delegation included the Minister of Foreign Affairs and International Cooperation Mohamed Abdirizak and Hassan Moallem Khalif, the Prime Minister of the…

137 had been killed in lethal assaults on Niger villages

Crowds have died in the deadliest suspected terrorist massacre ever to hit Niger, the government said on Monday, underlining the huge security challenge facing new President Mohamed Bazoum. Government spokeswoman Zakaria Abdourahamane said 137 people had been killed in Sunday's raids on villages near Niger's border with Mali. "By systematically targeting civilian populations now, these armed bandits have gone one step further into terror and brutality," Abdourahamane said in a statement read on public…

Juventus Oo Ka Tashatay Andrea Pirlo, SADDEXDA

Kooxda Juventus ayaa wakhti u qabatay tababaraha cadaadisku saaran yahay ee Andrea Pirlo iyadoo sida ay saxaafadu sheegaysay dooratay saddex tababare oo ay u aragto kuwa ay ku bedeli karto haddii ay shaqada  kooxdeeda dhawaan ka caydhiso Pirlo.Sida uu sheegayo wargeyska Le Repubblica, Juventus ayaan haysan lacag ku filan oo ay kula saxeexan karto Jurgen Klopp iyo Pep Guardiola mid ahaan isla markaana saddexda tababare ee Pirlo bedeli kara u dooratay Gian Piero Gasperini, Simone Inzaghi iyo Luciano Spalletti.Cadaadiska ayaa…

What Eating Avocado Toast Does To Your Body,

This popular meal or snack can be made at home or ordered at a restaurant. Your basic avocado toast is made with crusty or toasted bread topped with the buttery flavor of mashed, ripe avocado and sprinkled with salt and pepper. There are many variations to this beloved breakfast—I love mine drizzled with a balsamic glaze, my daughter prefers hers topped with sliced strawberries, and my son insists on his topped with an over-easy egg. No matter what your preference—the basic stays the same: bread, avocado, and salt. If…

12 People Who Should Never Drink Coffee, According

Coffee can definitely be defined as a health elixir. It's been found to reduce prostate cancer risk, reduce heart failure risk and even lower your risk of hearing loss. And drinking a dark roast may even help you lose weight. But for certain people, coffee may actually have more negative side effects than positive. We asked nutritionists about the people that should skip drinking coffee for better health, and here's what they said. Read on, and for more on healthy eating, don't miss What Happens To Your Body When You…