Monthly Archives

April 2021

Barkhad Batuun: A Man on A Mission!

Immense socio-economic and political challenges anywhere produce, more often than not, a new wave of political thoughts and the people to turn them to a reality. In this part of the world, that is not the case. Challenges do exist and accumulate, but they rarely inspire new ideas or individuals to become catalyst for change. Having said that, sometimes rather unexpectedly, wild ideas and individuals turn up from somewhere, maybe from obscurity or bewilderment. This time in moment, Barkhad, the brave man of Somaliland’s…

Dowladda federalka oo lagu eedeeyay is hortaagtey in diyaarad ka degto deegaan Garacad

Khamiis, April, 01, 2021 (AXADLE) - Masuuliyiin katirsan Puntland ayaa ku eedeeyay dowladda federalka in ay hor istaagtay in diyaarad siday maalgashadayaal ajaanib ah ay ka degto Garacad.Wafdigaan ayaa dhowr cishe ah ku xanniban magaalada Garowe, kadib markii diyaaradihii qaadi lahaa ay diideen inay u kicitimaan magaalada Garacad. Wararku waxay sheegayaan in shirkaddaha diyaaradahu sababo amni awgeed ay uga cudur daarteen in ay u duulaan Garacad, halkaas oo maalmo ka hor lagasoo sheegay in ay dhalinyaro hubaysan ay…

Kooxaha Xuquuqda Aadanaha oo Ka dayriyay xiritaanka xeryaha qaxootiga Kenya

Khamiis, April, 01, 2021 (AXADLE) - Kenya ayaa ku amartay hay'adda qaxootiga ee Qaramada Midoobay (UNHCR) inay sameyso qorshayaal lagu xirayo laba xero qaxooti oo ay ku nool yihiin in ka badan 400,000 oo qaxooti ah oo u badan Soomaali iyo Koonfurta Suudaan.In kasta oo aysan ahayn markii ugu horreysay ee Kenya ay ku hanjabto inay xireyso xeryaha, haddana kooxaha u dooda xuquuqda Aadanaha ayaa sheegaya in amarkan uu khatar gelin karo nolosha qaxootiga. Otsieno Namwaya oo ah cilmi baare sare ka tirsan Human Rights Watch,…

Maxaa looga hadlay shirkii maanta ee golaha wasiirrada?

Muqdisho (Axadle) – Golaha wasiirrada xukuumadda xil-gaarsiinta ah ee Soomaaliya ayaa meenta yeeshay shirkoodii Khamiislaha ahaa, kaas oo uu shir guddoomiyay Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble. Shirka Golaha ayaa maanta ku qabsoomay habka fogaan aragga ah. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa golaha uga warbixiyay halka ay marayaan dadaallada iyo wadahadallada arrimaha doorashooyinka…

Dabaaldaga maalinta xoriyada ee 18-Might oo la hakiyay sanadkan

Khamiis, April, 4, 2021 (AXADLE) - kalfadhigii 73aad ee golaha wasiirada Somaliland, ayaa lagu go’aamiyay in sanadkan la hakiyo dabaadal daga 18-Might, caabuqa Covid-19 awgii, waxa lagu dhawaaqay shirwayne dhaqaale loogu raadinayo ladagaalanka Covid-19.Warbixin lagu daabacay boga Fb ee xafiiska madaxtooyada oo lagaga faalooday go’aamada ay soo saareen golaha wasiirada ayaa lagu sheegay in la hakiyay dabaaldaga 18 Might.Warbixinta ayaa lagu yidhi “Maaddaama xanuunka covid 19 tirada dadka u dhimanaysa iyo inta u soo…

Sergio Ramos’ mockery of Barcelona strikes back

Everyone loves a little sh * thousery, right?If you think it's completely funny like us, then Sergio Ramos is probably one of your favorite players. The shameless hovercraft when he does absolutely anything in his power to give his side an advantage. Love him or hate him, you have to admire the man.Contrary to many people's beliefs, one thing is better than sh * housery - sh * thousery gone wrong.When copies can be suspended the exam for spelling errors.? pic.twitter.com/gO0X5tSHEz- Lorea Bakero (@loreabakero) April 1,…

Ra’iisal Wasaare Rooble oo shir guddoomiyay kulanka Golaha Wasiirradda

Khamiis, April, 01, 2021 (AXADLE) -Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble aya shir guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukumadda Faderaalka Soomaaliya oo ku qabsoomay habka fogaan aragga. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa shirka uga warbixiyay halka ay marayaan dadaallada iyo wadahadallada arrimaha doorashooyinka dalka ee u dhexeeya Dowladda Federaalka ah, Dowlad-goboleedyada iyo Gobolka Banaadir. Sidoo kale Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar…

Kaddib Ciqaabtii Gianluigi Buffon, Saddex Xiddig Oo Kale Oo Juventus

Saddex ka mid ah ciyaartoyda Juventus ayaa Arbacadii ka qayb-galay xaflad baadhiyeyn ah iyagoo jabiyey sharciga xakamaynta xanuunka Korona ee ay soo rogtay dawladda Talyaanigu, waxaana ciqaab marsiiyey booliska dalkaas.Paulo Dybala, Arthur Melo iyo Weston McKennie ayuu boolisku ku riday ganaaxyo iyadoo loo haysto in ay ixtiraami waayeen, jabiyeenna xayiraadaha xakamaynta xanuunka.Xafladdan oo uu abaabulay McKennie, laguna qabtay gurigiisa oo ku yaalla meel u dhow magaalada Turin ee ay ka dhisan tahay Juventus ayaa waxa ka…

30 Supreme Immune-Boosting Meals

While more and more people are getting the COVID vaccine each day, there is still something to keep in mind: The coronavirus itself is still spreading across the country and the world. And while there aren't foods that can prevent you from contracting COVID-19, there are ways to make viral symptoms less painful and keep you at your healthiest. In the same way you'd do during flu season, now is still a great time to load up on nutrients like vitamin C, as well as to keep practicing hygiene measures like proper hand-washing.…

Yemen oo la gaarsiiyay tallaalka Covid 19

Khamiis, April, 01, 2021 (AXADLE) -Dalka Yemen oo siweyn u harreeyeen dagaal iyo colaado saameyn weyn ku yeeshay dadka rayidka ah ayaa la gaarsiiyay tallaalka Covid 19 Tallaalkan la gaarsiyay Yemen ayaa imanaya xili dowladda dalkaasi ay ka digtay in xaalad caafimaad ba'an oo ay wajahayaan dadka dalkaasi ku dhaqan gaar ahaan marka la eego saameynta uu ku yeeshay cudurkan safmarka ah ee Covid 19. Waxaa lagu waramayaa in qeyb ka mid ah halkii milyan ee tallaalka AstraZeneca ee loogu talagalay dalkaasi uu gaaray…