Monthly Archives

April 2021

Sida Ay Ku Suurtogashay Inuu Ninkii Qaawanaa Gudaha U Galo Garoon

Ninkii qaawanaa ee orod ku dhexmaray garoonka intii ay socotay kulankii Manchester United iyo Granada ee lugta hore ee wareega 8da Europa League ayaa la sharaxay sida uu garoonka ku galay iyadoo aan taageerayaal loo ogoleyn.Waxaa haatan soo baxday in ninkaan oo u dhashay Spain uu garoonka ku dhex dhuuntay 14 saacadood ka hor inta aysan ciyaarta bilaabanin taasoo keentay inaan la ogaanin waqtigii garoonka ay imaanayeen shaqaalaha.United aaya u safartay Spain si ay lugta hore ee wareega 8da Europa League u la ciyaarayaan…

Maxaa amniga doorashada loogu wareejiyay ROOBLE?

Muqdisho (Axadle) Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday amniga doorashooyinka dhowaan ka dhacaya dalka, kaasoo lagu wareejin doono ku-simaha Ra'iisul Wasaaraha Maxamed Xuseen Rooble, sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo loo gudbiyay Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay. Bayaanka ayaa lagu sheegay in R / wasaaraha uu ku hogaamin doono Gudiga ka shaqeynta doorashooyinka ka dhacaya Soomaaliya.…

Polisario reacts after one of its deaths

Dah Al-Bendir, head of the Polisario Gendarmerie and senior official, was killed on Wednesday, April 7, in a drone strike aimed at his convoy in disputed territory in Western Sahara. If Rabat remains silent about this operation, the Polisario Front confirms it and maintains its hostile position vis-à-vis the Moroccan army. The…

Waa Maxay Sababta Ay Ciyaaryahanadda Barcelona U Diidan Yihiin Inay Kooxda

Ciyaaryahanadda Barcelona ayaa ka soo horjeestay inay kooxda la soo wareegto Georginio Wijnaldum iyo Memphis Depay iyagoo doonaya in bedelkii labadaas ciyaaryahan inay kooxda soo xerogeliso Neymar.Xiddiga khadka dhexe ee Netherland Gini Wijnaldum ayaa qandaraaskiisa Liverpool uu dhacayaa xagaagan iyadoo la filayo inuu si bilaash ah uga tagi doono Anfield dhamaadka xilli ciyaareedkan.Tababare Ronald Koeman ayaa doonayay inuu la soo saxiixdo Wijnaldum tan iyo markii uu la wareegay shaqada Camp Nou, wuxuuna dhawaan ku heli…

Guelleh re-elected for a fifth time period as Djibouti’s president

The Djibouti strongman Ismael Omar Guelleh will serve for the fifth term as president of the small Horn of Africa, making him one of the longest-serving African presidents in a country where democracy is said to be utopian. According to election results projected by AFP after Friday's election, Guelleh, who was first elected president in 1999, achieved nearly 98 percent of the vote in an election that was widely boycotted by opposition candidates who questioned credibility. An estimated 215,000 citizens were registered…

The dangers threaten in the medium term

Last week, Gilles Yabi spoke about the presidential election on Sunday, April 11 in Benin, in a particularly tense climate, which was confirmed by the localized violence of recent days. But on the same Sunday, voters are also called to the polls in Chad to elect their president. Yes, in connection with this presidential…

Geelle ayaa farriin culus u diray Farmaajo

Muqdisho (Axadle) Afhayeen u hadlay Midowga Musharaxiinta Mucaaradka ayaa bayaan ka soo saaray xaalada cakiran ee dalka ka jirta gaar ahaan fashilka ku yimid wadahadaladii doorashada ee ka dhacay xerada Afisone ee magaalada Muqdisho. Geelle ayaa ugu baaqay dowlada inay dib ugu laabato miiska wada hadalka si xal buuxa looga gaaro astaamaha isku dhaca ee lagu yaqaanay doorashadii 2021. Wuxuu sidoo kale wax laga xumaado ku tilmaamay in madaxweynaha…

Ronald Koeman Oo Ka Difaacay Real Madrid Jurgen Klopp: “Wuxuu Qiimo

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa dhawaan ku dhaleeceeyay Real Madrid inay ku ciyaareyso garoonkeeda ku meel gaarka ah ee Estadio Alfredo di Stefano madaama shaqo dayactir ah ay ku socoto garoonkooda weyn ee Santiago Bernabeu.Klopp ayaa garoonka ay Madrid ku ciyaareyso xilli ciyaareedkan ku tilmaamay garoon tababar isagoo xusay inay aheyd inaan lagu dheelin garoon sidaas u yar kulan Champion League ah.Laakiin tababaraha Barcelona Ronald Koeman ayaa difaacay Los Blancos isagoo yiri:“Wuxuu isku dayayaa inuu qiimo tiro…

Pep Guardiola Oo U Fasaxay Sergio Aguero Inuu Ku Biiro Midkood

Pep Guardiola ayaan wax dhibaato ah ku qabin haddii Sergio Aguero uu go’aansado inuu sii joogo Premier League xagaagan sida ay qortay jariirada The Sun.Halyeeyga Manchester City Aguero oo 32 sanno jir ah ayaa la sheegayaa inuu doonayo inuu baaqi ku sii ahaado England marka uu ka tagay Etihad Stadium xagaagan.Chelsea ayaa la filayaa inay u dhaqaaqdo saxiixiisa halka kooxaha Tottenham, Manchester United iyo kooxda ay maanta City la ciyaareyso ee Leeds iyagana lala xiriiriyay xiddigaan.Tababaraha City Guardiola ayaa sheegay…

Repair predecessors’ mistakes and mistakes

To avoid constantly being in the situation of having to apologize in the future, France should, from today onwards, address a kind of perception of relations between politicians or the interests of more or less private French and African leaders and states. Hatred at the heart of political life in Africa. This was what led to…