Yearly Archives

2020

Seddexdii Xiddig Ee Sababta U Ahaa Guuldarada Barcelona,

Barcelona labo musiibo ayaa isagu darsantay kulankii ay ay guuldarada ka soo gaartay Atletico Madrid ee ka dhacay Wanda Metropolitano, iyadoo 1-0 lagu dilay islamarkaana dhaawacyo ay ka soo gaareen xiddigo laf dhabar u ah.Gerard Pique ayaa dhaawacmay isagoo oohin uga baxay garoonka ka dib markii Correa uu ku dul dhugay lugtiisa. Markii hore ayay Barcelona qabtay daafac yari iyadoo De Jong uu haatan ku qasbanaan doono inuu daafac dhexe ka garab dheelo Clement Lenglet. Waxaa isna sidoo kale dhaawac noqday Sergi Roberto.XIDDIGA…

Bruno Fernandes Oo Man United Ku Hoggaamiyey Guushii Ugu

Manchester United ayaa guushii ugu horreysay ee horyaalka Premier League ah ku gaadhay garoonkeeda Old Trafford, kaddib markii ay 1-0 kaga adkaatay West Brom.Kulankan oo ahaa mid adag ayay Manchester United raadinaysay guushii labaad oo xidhiidh ah ee horyaalka iyo middii ugu horreysay ee garoonkeeda ay ku hesho, waxaana u suurtogeliyey Bruno Fernandes oo rikoodhe u dhaliyey qaybtii labaad.West Brom ayaa ku dhowaatay inay ciyaarta ku dhamayso natiijada ka beddelan sidan, waxaanu garsooraha kulanku uu siiyey rikoodhe sababi…

Atletico Madrid Oo Guul-darro Kale U Xambaarisay Barcelona,

Kooxda kubadda cagta Atletico Madrid ayaa guul ay u qalmaysay ka gaadhay Barcelona oo ay kusoo dhoweysay garoonkeeda Wanda Metropolitano.Kulankan oo ay si weyn loo sugayay, isla markaana labada kooxood midba ay qiimo gaar ah ugu fadhiday guushu ayaa waxa uu kusoo dhamaaday 1-0 ay guushu ku raacday Atletico Madrid, waxaana goolkan madiga ah u dhaliyey Carrasco oo kubbad loogu tuuray dhinaca bidix meel cidlo ah kaga tegay goolhaye Ter Stegen oo soo baxay.Guushan ayaa Atletico Madrid ay hoggaanka horyaalka kula qabatay Real…

Xiddigii Garoonka, LABADII Ugu Liitay Iyo SAGAALKII Aan

Tottenham ayaa hoggaanka horyaalka Premier League la wareegtay, waxaanay kaliya ku lumin kartaa Leicester City oo maalinta Axadda kasoo adkaata Liverpool, haddii kalena Jose Mourinho iyo kooxdiisu waxay kusii negaan doonaan miiska talada.Spurs ayaa 2-0 ku garaacday Manchester City oo ay garoonkeeda Tottenham Hotspur Stadium ku qaabishay, waxaanay guushan heleen iyagoo kaliya 33 boqolkiiba gacanta ku haya maamulka ciyaarta, sidoo kalena 23 jeer oo kaliya goolka City toogatay.Tottenham ayay ku qaadatay shan daqiiqadood oo…

Russia is preventing the UN from blacklisting the Libyan militia leader due to violations of rights

Russia on Friday stopped a UN Security Council committee from blacklisting a putschist general Khalifa Haftar-affiliated militia group and its leaders for human rights violations because they said they first wanted to see more evidence that they had killed civilians. The United States and Germany proposed that the Council of 15 members of the Libyan Sanctions Committee introduce a freezing and travel ban for the al-Kaniyat militia and its leader Mohammed al-Kani. Such a measure must be agreed by consensus, but Russia said…

Waa Maxay Sababta Paul Pogba Looga Saaray Liiska Ciyaaryahanadda

Paul Pogba ayaan lagu soo darin liiska ciyaartoyda Manchester United ee kulanka West Brom, taas oo timid xilli ay soo baxayso xurguf u dhaxaysa laacibkan iyo kooxdiisa oo uu toddobaadkii horena warbaahinta cabasho mariyey.Manchester United ayaa faahfaahin ka bixisay sababta kubbad-sameeyaha reer France aanu Ole Gunnar Solskjaer ugu soo darin liiska icyaartoyda kooxdiisa, xilli uu bandhig fiican kasoo sameeyey kulamadii caalamiga ahaa ee waddankiisa uu usoo ciyaaray.Ole Gunnar Solskjaer oo la hadlay telefishanka kooxdiisa ee…

Tottenham & Mourinho Oo Dhulka Jiid-jiiday Man City &

Jose Mourinho iyo kooxdiisa Tottenham ayaa guul dahabi ah ka gaadhay Manchester City oo ay kusii kordhiyeen dhibaatadii ay hore ugu dhex jirtay, waxaanay ku garaaceen 2-0.Tottenham ayaa si ku-meelgaadh ah la wareegtay hoggaanka horyaalka Premier League oo ay kala wareegtay Chelsea oo saacado kooban ka talinaysay figta ugu sarraysa.Gool uu waqti hore u dhaliyey Son Heung-min iyo mid uu qaybtii labaad ugu daray Lo Celso ayaa Tottenham siiyey guusha ay ka gaadhay Manchester City.Spurs ayaa hoggaanka horyaalka ku qabatay 20…