Browsing Tag

Xasan

Madaxweyne Xasan Sheikh oo dowlad goboleedyada ugu baaqay inay ilaaliyaan midnimada dalka

Arbaco, April, 24, 2024 (AX) - Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqday dowlad goboleedyada in aysan siyaasadeynin arrimaha midnimada, wadajirka, madax-bannaanida iyo gobnimada siyaasadeed ee dalka. Warsaxafaadeed caawa kasoo baxay madaxtooyada Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in  Dawladdu ay dadaal badan ku bixisay hagaajinta xiriirka wadashaqeyn ee kala dhaxeeya dhammaan Dowlad Goboleedyada si gaar ahna Puntland, si uu noqdo xiriir sharci ah oo ku salaysan danta dadka iyo dalka. Dowladda Soomaaliya waxay sheegtay…

Madaxweyne Xasan Sheikh oo ka qeyb galay dhaqan galinta heshiiska difaaca ee Turkiga iyo Soomaaliya

Talaado, April, 23, 2024 (AX) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Wasiirro ka tirsan Xukuumadda  iyo Danjiraha dowladda Turkiga, ayaa kaga qeyb-galay dusha markab dagaal oo ay leeyihiin Ciidamada Difaaca Turkiga, munaasabad ku saabsan dhaqan-gelinta heshiiska iskaashiga difaaca ee Labada dal. Madaxweynaha ayaa uga mahad celiyay Turkiga doorka uu ka qaadanayo dowlad-dhiska, gargaarka iyo garab istaagga dadka Soomaaliyeed, isagoo madaxweynuhu sheegay, in Turkigu xilli adag uu ku soo dhiirraday…

Xasan Xundubey: “Aaskii qaran ee AUN Cali Mahdi

Xasan Xundubey Jimcaale Sii hayaha Wasiirka Amniga ee Dowlada KMG ayaa ka hadlay aaska AUN Cali Mahdi Maxamed Madaxweynihii 4-aad ee Soomaaliya oo maanta lagu aasay degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir. Xundubey wuxuu sheegay in dadaalka guddigii loo xilsaaray aaska madaxweynihii hore ee Soomaaliya ay fududeysay masuuliyadii laga sugayay dhowr meelood sida meydka oo la qaado, aaska iyo aaska. Ku simaha Wasiirka Amniga ayaa shacabka Soomaaliyeed uga mahadceliyey dhibaatooyinkii ay kala soo kulmeen waddooyinka ay xireen…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More