Somalia
Madaxweynaha Puntland oo Hassan Sheikh ku eedeeyay inuu ka baxay doorashooyinkii ku dhisnaa wadar-ogolka
Garoowe (AX) — Madaxweynaha Puntland, Said Abdullahi Deni, ayaa Axaddii si adag ugu eedeeyay Madaxweynaha Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud inuu ka leexday hannaankii doorasho ee ku saleysnaa is-afgaradka, isaga oo digniin culus…