Browsing Tag
sheegtay
Isniin, September, 9, 2024 (AX) - Waqooyi Bari ayaa sheegtay dowladda Federaalka Soomaaliya in ay ardayda reer Waqooyi Bari u diidday deeqaha waxbarasho ee caalamka looga helo magaca Soomaaliyeed. Agaasimaha tacliinta sare ee wasaaradda waxbarashada Waqooyi Bari, Cabdirisaaq Axmed Faarax oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garowe, ayaa sheegay deeqaha waxbarasho inay qeyb ka yihiin mashaariicda dowladda Federaalka ay ka hor istaagtay dadka reer Waqooyi Bari sida uu hadalka u dhigay masuulkan. Agaasimaha tacliinta…
Kenya waxay sheegtay inay hawlgal ku dishay saraakiil
Askar ka socota Ciidanka Difaaca Kenya (KDF) ayaa tagay Suuqa laga dukaameysto ee Westgate ee ku yaal caasimada Nairobi 22-kii Sebtember, 2013. Saraakiisha Ciidamada Difaaca Kenya waxaa la toogtay oo ladilay afar qof oo looga shakisan yahay inay ka tirsan yihiin Al-shabaabkii hubeysnaa ee weeraray keynta Boni ee ku taal Lamu, sida ay tabisay warbaahinta maxaliga ah ee ka howlgasha Kenya Subaxnimadii 27-kii Diseembar, 2020, askartu waxay weerareen "gabboodkii Al Shabaab".…
Jabuuti waxay sheegtay inay ka shaqeyneyso dib u heshiisiin
Dowladda Jabuuti ee loo xilsaaray xallinta khilaafka diblomaasiyadeed ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya ayaa soo bandhigtay tallaabooyinka ugu horreeya ee ay qaadi doonto. Wasiirka Arimaha Dibada Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa sheegay in dowladiisa ay xil gaar ah ka saran tahay dhameynta xiisada u dhaxeysa labada dal ee deriska ah. "Waxaan aaminsanahay in Jabuuti ay door ku leedahay nabada iyo xasiloonida gobolka. Shirkii ugu dambeeyay ee IGAD ee lagu qabtay Jabuuti, arintaan waa laga hadlay waana la isku afgartay.…
