Somalia
Madaxweynaha Soomaaliya oo xilka ka qaaday guddoomiyihii Maxkamadda Sare, dibna u soo celiyay kii ka horreeyay
Muqdisho (AX) — Madaxweynaha Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud ayaa maalintii Arbacaadii xilka ka xayuubiyay Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee dalka Baashe Yusuf Ahmed, isagoo jagadaas dib ugu soo celiyay Ibrahim Idle Suleiman oo xilka kaga…