Browsing Tag

qeyb

Dibadbaxyo looga soo horjeedo Hogaamiye Farmaajo oo qeyb ka ah

MUQDISHO - Waxaa maanta magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ka dhacay banaanbax balaaran oo looga soo horjeeday Hogaamiyaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Dadweynihii isugu soo baxay oo isugu jiray rag iyo dumar ayaa ku qeylinayay ereyo ay ka mid ahaayeen "Waxaan dooneynaa kelitalisnimo, doorasho xor iyo xalaal ah" iyo ereyo kale oo lagu aflagaadeynayo madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Qaar kamid ah banaanbaxayaasha oo la hadlay warbaahinta ayaa…

Uganda oo qeyb ka mid ah ciidamadeeda kala baxday Soomaaliya

Jimco, Dowladda Uganda  ayaa kala baxday Soomaaliya qeyb ka mid ah ciidamadooda ka tirsan howlgalka midowga Africa AMISOM. Ciidamadan oo gaaray dalka Uganda ayaa tiradooda lagu sheegay 2,100,  iyadoo munaasabad soo dhaweyn ah loogu sameeyay xalay xarunta Tababbarka Howlgallada Taageerada Nabadda (PSO-TC) ee degmada Nakaseke. ku-xigeenka Taliyaha Ciidamada Difaaca Wilson Mbasu Mbadi ayaa soo dhaweeyay kaas oo ku hadlayay magaca abaanduulaha ciidamada difaaca, wuxuuna ku yiri: “Si sharaf leh ugu soo dhawaada dalkiina…

Turkiga oo bixiyay qeyb ka mid ah deynta Soomaaliya ay ku leedahay IMF

Jimco- Turkiga ayaa siiyay ku dhowaad 3.4 milyan oo deyn ah oo Soomaaliya ay ku leedahay Sanduuqa Caalamiga ah ee Lacagta Adduunka (IMF), iyada oo qayb ka ah dadaallada la bilaabay horaantii sanadkan si looga cafiyo deymaha culus ee dalalka dakhligoodu hooseeyo. Sida ku xusan Heshiiska Caalamiga ah ee la soo saaray 5-tii Nofeembar, Turkiga wuxuu ugu deeqay Soomaaliya ilaa 3.4 milyan oo doollar oo loogu talagalay barnaamijka IMF ee Wadamada Saboolka ah (HIPC). Turkiga iyo Soomaaliya ayaa leh xiriir dhow iyo iskaashi tan…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More