Axmed ayaa kaalinta koowaad galay, guushana waxay ka dhalatay halgankii Hooyo Safiya
Guusha Axmed waxay ka soo ifbaxday guri yar oo ay ka buuxaan saboolnimo, samir iyo rajo. Hooyo Safiya, sida ay sheegtay, ma hayso shaqo joogto ah; nolosha carruurteeda waxay ku maareysaa shaqooyin…