Browsing Tag

meel

IMF oo meel marisay $10 milyan oo lagu taageerayo Soomaaliya

 Arbaco, May, 29, 2024 (AX) - Guddiga Sare ee IMF oo dhameystiray dib u eegistii ugu horeysay ee hoos timaada barnaamijka dayn cafinta  Soomaaliya, ayaa ogolaaday in si degdeg ah loo bixiyo ilaa 10 milyan oo doolar si ay ugu taageeraan siyaasadda dhaqaale ee Soomaaliya.Taageeradan ayay IMF sheegtay in la marin doono miisaaniyadda dowladda Soomaaliya, taasoo ka dhigaysa wadarta guud ee taageerada maaliyadeed ee IMF ee Soomaaliya $50 milyan .IMF ayaa dhinaca kale sheegtay in Kobaca dhaqaale ee Soomaaliya la filayo inuu…

43 qof oo lagu la’yahay doon ku qarqantay meel u dhaw magaalada Garisa

Isniin, April, 29, 2024 (AX) - 43 qof oo doon uga gudbayay wabiga Tana River ee magaalada Garisa ee gobolka Waqooyi Bari Kenya ayaa lagu la’ yahay nolol iyo geeri. Dadkaan oo kasoo safray magaalada Nairobi, ayaa la sheegay inay doon kasoo raaceen deegaanka Kona Punda oo u dhow jidka isku xira magaalada Gaarisa iyo degaanka Madogo ee gobolka Waqooyiga Bari. Daadad ka dhashay roobab mahiigaan ah oo maalmahan ka da'ayay Kenya iyo wabiga Tana oo karkaarada jabsaday, ayaa loo maleynayaa in ay sababtay in doonta ay dadkaan…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More