Browsing Tag

Maxay

Maxay ka wada hadleen Siciid Deni iyo Axmed Madoobe?

Midowga Musharaxiinta iyo Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland ayaa Axadii ku kulmay caasimada Muqdisho iyadoo aan wali wax heshiis ah laga gaarin doorashada dalka ka dhaceysa sanadka 2021. Kulankan oo ka dhici doona gudaha xerada Xalane ayaa waxaa looga hadlayaa xaalada ay hada ku sugan tahay doorashada, gaar ahaan khilaafka ka taagan qabsoomida doorasho xor iyo xalaal ah. Sheekh Shariif Axmed oo ah gudoomiyaha Midowga Musharaxiinta ayaa ka hadlay shirka wuxuuna sheegay in diirada la saaray shirka "Xaqiijinta in la…

Maxay yihiin dhibcaha “Raqiiska ah” ee Kenya

Dowladda Kenya ayaa ku wargelisay Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda inaysan ka qeyb qaadan doonin muranka badda Soomaaliya ee Kenya. Kenya waxaa hareeyay ka bixitaankii maxkamada ee loogu yeero nidaamka cadaalada caruurta, oo ay kujirto diidmadeeda inay dib u sameyso kiiska - markii afaraad - faafitaanka ayaa ah sababta ugu weyn ee looga saaray tallaabo sharci ah. Xeer ilaaliyaha guud ee dalka Kenya Paul Kihara Kariuki ayaa ku wargaliyay maxkamada ICJ go’aankiisa ku aadan ka laabashada warqad 11-kii bishii Maarso u…

Maxay ka wada hadleen Axmed Madoobe iyo Danjire Swan?

Magaalada Muqdisho, Hogaamiyaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe iyo Danjiraha Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan waxay ku yeesheen kulan dheer oo ay uga wada hadlayeen ka gudubka caqabadihii keenay kala taggii shirkii Dhuusamareeb ee ugu dambeeyay (4). Swan oo safka hore kaga jira isku soo dhaweynta Dowlada Federaalka & Dowlad Goboleedyada waqtigooda sii dhamaanayo ayaa doonaya in shirku uu ka duwanaado shirarkii hore ee lagu kala qeybsanaa ee ugu yaraan lagu saxiixo heshiis ay wada gaareen Gudiga…

Maxay tahay ujeedka 11-ka magaalo ee ay dowladdu daabulayso?

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay diyaarinayso ciidamo gaar ah oo loogu talagalay sugida amniga doorashooyinka, iyadoo la filayo in dhowaan ay dhacdo doorashada baarlamaanka iyo tan madaxweynaha, inkasta oo aan weli wax heshiis ah laga gaarin qaabka ay noqoneyso. Wasiiru dowlaha amniga Soomaaliya Farxaan Cali Axmed oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa sheegay in dowladdu ay diyaarisay qorshe gaar ah oo ku saabsan amniga doorashooyinka, kaasi oo sida uu…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More