Browsing Tag

madaxweyne

Tallaabooyinka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxay keeni karaan kharash siyaasadeed sare

Somalia’s political crossroads: constitutional overhaul, airspace disputes and a shrinking clock MOGADISHU, Somalia — Somalia’s fragile federal project is entering a decisive stretch where every move carries legal and political consequences. Pressure is mounting over a proposed constitutional overhaul, a breakdown in elite negotiations, an escalating dispute over control of airspace and airports, and enduring grievances about land governance in Mogadishu — all as the presidency faces a narrowing window to build consensus…

Ma Corona wuxuu u dhintay madaxweyne Cali

Cali Mahdi Maxamed, madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa ku geeriyooday isbitaal ku yaal magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Yaxye Caamir oo ka mid ah dadka aadka ugu dhow madaxweynaha ayaa sheegay in Cali Mahdi afar maalmood ka hor la keenay magaalada Nairobi kadib markii isaga iyo xaaskiisa ay xanuunsadeen. Afar ama shan maalmood ka hor isaga iyo xaaskiisa ayaa xanuunsaday, waxaa la geeyay isbitaal ku yaal magaalada Nairobi, markii hore waxaan ka shakinay inuu corona leeyahay laakiin dhaqtarka ayaa noo sheegay inuusan…