Browsing Tag

madaarka

Faysal Cali Waraabe: Taageerayaasha Xisbiga Waddani ma xidhi karaan madaarka

 Jimco,  Juun, 21, 2024 (AX) - Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Gobaladda Waqooyi ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa taageeray xadhiga Cismaan Cumar Dool oo ka tirsan xisbiga Waddani.Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay qalalaasihii shalay ka dhacay madaarka Cigaal ee Hargaysa ayaa sheegay in uu ka danbeeyay xisbiga Waddani oo si qabyaaladaysan u olollaynaya."Caruurteenii ayaa la xumaynayaa, oo inta lacag la siiyo qabiil lagu talaalayaa, waxa waxa ka shaqaynaya waxa weeyi siyaasiyiin qaar isku sheegaya iyo qaar cumaamado sita…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More