Sharraxaad
Sida dastuurka Soomaaliya loo sameeyay Iyo Wax ka beddelkiisa
Dastuurku waa heshiiska ugu sarreeya ee ay bulsho wadaagto, waana sharciga jiheeya dhismaha dowladnimada, ilaalinta xuquuqda aasaasiga ah ee muwaadinka, iyo kala xadeynta awoodaha dowladda. Soomaaliya, oo soo martay marxalado colaadeed iyo…