Browsing Tag

Kharashka

“Kharashka doorashada waxaa bixin doona DFS &

Wasiirka Maaliyadda XFS C / raxmaan Ducaale Bayle oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa ka hadlay dooda ku saabsan nidaamka maareynta miisaaniyadda ee doorashada Soomaaliya. Bayle wuxuu sheegay in hantida dowladda ay ka madax banaan tahay shaqsigaas, sidaa darteed wuxuu meesha ka saaray walaaca ay qabaan shaqsiyaadka qaar ee ah in miisaaniyada qaranka lagu kharash gareeyay tartanka doorashada. Wasaaradda Maaliyaddu waxay mas'uul ka tahay ilaalinta hantida dowladda, marka laga…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More