Browsing Tag

jira

Hogaamiye Xasan Sheekh oo ka hadlay waxa ka jira in dowladda wadahadal kula jirto Al-shabaab

 Talaado, Luulyo, 2, 2024 (AX) - Hogaamiyaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay wararka sheegaya in dowladda ay wadahal kula jirto kooxda Al-shabaab.Hogaamiye Xasan Sheekh ayaa sheegay in waqtigaan la joogo dowladda aysan wax wadahal ah kula jirin Al-shabaab, islamarkaana ay suurtagal aheyn in kooxdaas oo mudo 15 sano ah dagaalka kula jirta dowladda la furaan wadahadal."Maalmahaan waxaa baraha bulshada qabsatay dowladdu waxay wadahadal la fureysaa Al-Shabaab, waxaan idiin cadeynaa Shabaab…

Xukumadda Soomaliya iyo QM oo ku jira wada hadalo ku saabsan xiritaanka xafiiska UNSOM

 Axad, Juun, 23, 2024 (AX) - Xukumadda Soomaaliya ayaa wadahadalo kula jirta Qaramada Midoobay,  si looga gudbo howlgalka gaarka ah ee siyaasadda loona gudbo qaab-dhismeedka kooxda QM. Wada hadallada waxaa yeeshay Guddi farsmo oo Xukumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ay howshaas u xilsaartay iyo guddi farsamo oo ka socda UNSOM. Wada xaajoodkan oo hadda billow ah ayaa toddobaadyada soo socda sii xoogeysan doona, iyada oo labada Guddi looga fadhiyo in ay dejiyaan jadwal UNSOM looga wareejinayo howlaha ay ka fuliso…

49 qof oo isugu jira Soomaali iyo Itoobiyaan oo ku geeriyooday doon ku degtay xeebaha Yemen

 Arbaco, Juun, 12, 2024 (AX) - Dooni ay saarnaayeen 260 tahriibayaal ah oo isugu jiray Soomaali iyo Itoobiyaan ayaa ku degtay xeebaha dalka Yemen Isniintii, waxaana ku dhintay ugu yaraan 49 qof, halka 140 kalena waa la la'yahay, sida ay sheegtay hay'adda socdaalka caalamiga ah ee Qaramada Midoobay Salaasadii.71 qof ayaa ka badbaaday doonida degtay, sida lagu sheegay war kasoo baxay hay’adda socdaalka caalamiga ah.Lix carruur ah ayaa ka mid ah dadka la badbaadiyay, halka lix kale oo carruur ah iyo 31 haween ah ay ka mid…

Qaramada Midoobay oo $2 Milyan oo Dolar u qoondeysay wax ka qabashada Cudur halis badan oo ka jira Soomaaliya

 Talaado, May, 28, 2024 (AX) - Isku duwaha gargaarka deg dega ah ee Qaramada Midoobay Martin Griffiths ayaa shaaca ka qaaday $2 milyan oo dolarka Mareykanka ah uga qoondeeyay Sanduuqa dhexe ee wax qabadka deg dega ah (CERF), taasi oo wax looga qabanayo daacuunka ka dillaacay Soomaaliya.Ururka Caafimaadka Aduunka ayaa laga soo xigtay in Soomaaliya laga soo sheegay in ka badan 10,000 xaaladood iyo 120 dhimasho ah toddobo gobol oo ka mid ah dalka Soomaalya tan iyo bishii Janaayo ee sanadkaan.Dilaaca Cudurka Daacuunka ayaa…

Waqooyi Bari oo xukunno isugu jira dil iyo xabsiyo ku ridday rag loo haysto inay katirsan yihiin Alshabaab

Talaado, May, 21, 2024 (AX) - Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Waqooyi Bari ayaa xukunno isugu jira dil iyo xabsiyo ku ridday afar eedaysane oo lagu helay inay xiriir laleeyihiin kooxda Alshabaab.Eedeysanaha koowaad oo lagu magacaabo Maxamuud Maxamed Axmed (Qeyliye) ayaa lagu helay inuu heshiis kula jiray horjoogaha kooxda Alshabaab ee Waqooyi Bari.Maxkamaddu waxay sheegtay eedeysanahan inuu Shabaab u qaabilsanaa inuu u kaxeeyo gaadiidka lagu soo qaado dableyda kooxda Shabaab u qaabilsan dilalka qorshaysan.Maxkamaddu…

Axmed Madoobe iyo Donald Yamamoto oo wada jira

Hogaamiyaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe, iyo Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya Donald Yamamoto ayaa ku kulmay xarunta UN-ka ee magaalada Muqdisho. Kulanka Axmed Madoobe iyo Yamamoto ayaa ku soo beegmaya xilli lagu wado in magaalada Muqdisho ay ku kulmaan hogaamiyayaasha dowladda federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada si looga wada hadlo khilaafka ka taagan doorashooyinka dalka. Madaxtooyada Jubaland ayaa bayaan ay soo saartay ku sheegtay in kulankan diirada lagu saaray xaaladihii ugu…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More