Browsing Tag

hore

Former JSP intelligence officer hit by political downfall

By Sayid-Ali HajiThursday March 26, 2026 Qoraal uu ku baahiyay bartiisa gaarka ah ee Facebook, Xoghaye Abdirahman Odowaa ayaa shaaciyay inuu isaga baxay xilkii iyo xubinnimadii Xisbiga JSP, arrin si degdeg ah u soo jiidatay indhaha taageerayaasha iyo la socda siyaasadda dalka. Odowaa, oo qoraalkiisa la xiriiray dhacdo ku beegneyd shalay oo Taariikhdu ahayd 25 March 2026, ayaa sidoo kale jeediyay eedo culus oo uu u diray Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud, oo uu ku tilmaamay Macallinkiisa iyo Bar-baariyihiisa Siyaasadda.…

Israel ayaa xirtay Muftigii hore ee Qudus Sheekh

Ciidamada Israel waxay xireen Sheekh Ikrima Sabri, Muftigii hore ee Qudus, waxayna ka kaxeysteen gurigiisa oo ku yaalay Bariga Qudus ee Yahuuddu heysato. Booliska Israel iyo kooxaha sirdoonka ayaa hareereeyay guriga Arbacadii waxayna ka codsadeen Sheikh Sabri, oo sidoo kale ah daaci masaajidka Al-Aqsa inuu raaco, qof ehelkiisa ah ayaa u sheegay wakaalada wararka ee Anadolu, isagoo ka codsaday in aan loo magacaabin sababo amaan awgood. Israaiiliyiinta ma aysan sheegin sababta loo xiray, ayuu yiri. Guriga Sheekh Sabri…