East-Africa
Heshiiskii Soomaaliya: Hal-ku-dhiggii Xasan Sheekh iyo xaaladda maanta
Xasan Sheekh Maxamuud ayaa laba jeer loo doortay Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya. Labadii xilli ee uu xilka hayey, wuxuu hoggaankiisa ku saleeyey hal-ku-dhegyo ay ka mid yihiin: “Soomaalia oo heshiis ah, dunidana…