Browsing Tag

Guddoomiyahii

Guddoomiyahii hore ee Golaha Shacabka oo Maanta Aas Qaran loogu sameynayo Muqdisho

 Sabti, Juun, 29, 2024 (AX) - Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Muqdisho aas Qaran loogu sameeyo Allah u naxariistee guddoomiyahii hore ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.Raysal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa  magacaabay guddiga Aaska Qaran ee guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.Guddigaan oo ka kooban 12 xubnood oo ah dhamaantood masuuliyiin ka tirsan dowladda fedaraalka ayaa ka shaqeynaya aaska…

Guddoomiyahii hore ee Golaha Shacabka Prof Jawaari oo goordhaw Geeriyooday

 Jimco, Juun, 28, 2024 (AX) - Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya ku geeriyooday Allah u naxariiste guddoomiyahii hore ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.Marxuumka ayaa la sheegay in maalmahii laso dhaafay uu xanuunsana, islamarkaana xanuunkaas uu u geeriyooday, walow aanan wali shaacin xanuunka uu u geeriyooday Prof Jawaari.Masuuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya, siyaasiyiin iyo qeybaha kala duwan ee bulshada ayaa ka tacsiyadeeyay…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More