Somalia
Golaha Wakiilada Gobaladda Waqooyi oo markale diiday dacwada Xildhibaan Maxamed Abiib, iyo cambaaraynta xadhigiisa oo sii kordhaysa
Axad, September, 8, 2024 (AX) – Golaha Wakiilada Gobaladda Waqooyi ayaa markale cod aqlabiyad ah ku diiday eedaha loo haysto Xildhibaan Maxamed Abiib, sidookale, cambaaraynta ka dhan ka ah xadhigiisa ayaa sii…