Browsing Tag

Fiqi

Wasiir Fiqi “Waa Nasiib daro weyn in maalmaha Xuriyada oo lagu jiro Hargeysa lagu qaado hees lagu amaanayo Qowmiyad Itoobiyaan…

 Jimco, Juun, 28, 2024 (AX) - Wasiirka Wasaaradda arrimaha Dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa si adag uga hadlay in magaalada Hargeysa dhexdeeda lagu qaado hees lagu amaanayo Qowmiyad ka mid ah Qowmiyadaha Itoobiya, iyadoo la maamusayo maalmaha Xuriyada dalka.Wasiir Fiqi ayaa nasiib daro weyn ku tilmaamay in dhalinyaro Soomaaliyeed oo la marin habaabiyay ay ku luuqeyaan hees loogu gafayo magaaloyinka Muqdisho iyo Garoowe, islamarkaana lagu amaanayo Qowmiyada Axmaarada oo hadana dad waa wayn ay…

Wasiir Fiqi: Shabaabku muuqaalka ay soo bandhigeen waxay ku qarinayaan daciifnimadooda

 Arbaco, Juun, 19, 2024 (AX) - Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dacaayad la buun buuniyay ku tilmaantay muuqaal laga soo duubay Al-Shabaab, oo ay kusoo bandhigeen dagaalamayaal cusub oo qaatay tababar.Wasiirka arrimaha dibadda ee Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa bartiisa twitter-ka ku sheegay in muuqaalka kooxdan uu muujinayo, in ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ay Al-Shabaab ka beddeleen dagaalyahanno dhab ah una beddeleen jilayaal Hollywood ah.“Waxaan arkay qaar ka mid ah kooxda argagixisada ah oo sameynaya…

Wasiir Fiqi: Waxaan kursiga AU-da kula tartamaynaa Raila Odinga oo doonaya in Soomaaliya ay kala go’do

 Sabti, May, 11, 2024 (AX) - Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay, dowladda Soomaaliya in ay ka go’an tahay inay u tartanto doorashada kursiga guddoomiyaha guddiga Midowga Afrika.  Wasiirka arrimaha dibbada, ayaa sheegay, tartankaan inuu yahay fursad weyn oo Soomaaliya aan soo maridoonin afartanka sano ee soo socda.Sidaas awgeed, wuxuu sheegay in Soomaaliya ay wax walba ku bixinayso sidii ay ugu guulaysan lahayd kursigaas muhiimka ah.Wasiir Fiqi waxa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay si…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More