Somalia
NISA oo gacanta ku dhigtay nin lagu tuhunsan yahay weerar bambo gacmeed oo ka dhacay degmada Wadajir ee Muqdisho
Muqdisho — Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Soomaaliya (NISA) ayaa shaacisay Axaddii Maanta inay gacanta ku dhigtay nin lagu tuhunsan yahay inuu ka dambeeyay weerar bambo gacmeed oo lagu qaaday bar koontarool…