Browsing Tag

eedeyn

Itoobiya oo beenisay eedeyn dowladda Soomaaliya u gudbisay Qaramada Midoobay

 Jimco, Juun, 28, 2024 (AX) - Xukumadda Itoobiya ayaa markii ugu horeysay jawaab ka bixisay eedeyn dhawaan ay u gudbisay dowladda Soomaaliya Qaramada Midoobay, taasoo la xariirtay in ciidamo Itoobiyaan ah si sharci daro ah u soo gudbeen dhulka Soomaaliya.Afhayeenka Wasaaradda arrimaha Dibadda dalka Itoobiya Nebyu Tedla ayaa eedeynta dowladda Soomaaliya ee ah in ciidan Itoobiyaan ah sharci daro ugu gudbeen dhanka Soomaaliya ku tilmaamay mid waxba kama jiraan ab.“Arrintaas waa waxba kama jiraan. Sida aad ka warqabto…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More