Browsing Tag

Dowladda Soomaaliya oo beenisay in ay masuul ka tahay xildhibaano lagu xiray Nayrobi

Xukumadda Soomaaliya oo beenisay in ay masuul ka tahay xildhibaano lagu xiray Nayrobi

 Jimco, Juun, 21, 2024 (AX) - Xukumadda Soomaaliya ayaa sheegtay inay xun tahay in laba ka mid ah xubnaha Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ay soo wajahday xaalad amnigooda khatar la galiyay iyagoo ku sugan magaalada Nairobi ee dalka Kenya.Xukumadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u beenisay wararka sheegaya in dowladda Federaalka ay ka dambeyso in labada xildhibaano lagu xiro magaalada Nairobi.Xukumadda Soomaliya waxay sheegtay in xubnaha Baarlamanka Soomaaliya ee dhacdadaasi ay soo wajahdey ay la gudboon tahay inay…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More