Sharraxaad
Doorasho toos ah iyo doorasho dadban – waa maxaay faraqa u dhaxeeya?
Doorashooyinku waa tiir-dhexaadka hannaanka dowladnimada casriga ah iyo habka ugu weyn ee ay muwaadiniintu ku doortaan hoggaanka dalkooda hoggaaminaya. Si kastaba ha ahaatee, dunida ma jiro hal waddo oo keliya oo loo…