Browsing Tag

dhulkii

Taliska AFRICOM: Shacabka Soomaaliyeed ayaa ka hortagi kara in Shabaabku dib u qabsado dhulkii laga saaray

 Sabti, Juun, 29, 2024 (AX) - Taliska ciidamada Maraykanka ayaa sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay noqon karaan kuwo door adag ka cayaara  si looga fogaado in Shabaabku dib ugu soo laabtaan gacan ku heynta degaanadii laga saaray, marka ciidamada Midowga Afrika ay ka baxaan dalka dhamaadka sanadkan.Gen Michael Langley, Taliyaha Ciidamada Mareykanka ee Afrika (Africom) ayaa sheegay inay jiraan weeraro laga filan karo kooxda Alshabaab, kuwaas oo doonaya inay ka faa’iideystaan dulduleelada ka dhasha bixitaanka ciidamada…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More