Jimco, Nov 18, 2022-Dowladda Canada oo qorsheyneysa iney dalkeeda kasoo masaafuriso boqolaal…
Jimco, November, 18, 2022 (AX) - Dowladda Canada ayaa wada qorshe ay ku masaafurineyso ku dhawaad 500 oo dhalinyaro Soomaaliyeed ah oo ay sheegtay in dalkeeda ay kusoo galeen Baasabooro wadama kale ah.Dhalinyaradaan ayay dowladda Canada…