Somalia
Jabuuti oo dalkeeda ka masaafurineysa 16 Askari oo Itoobiyaan ah
Jimco – Dowladda Jabuuti ayaa dalkeeda ka musaafurineysa ilaa 16 Askari oo Itoobiyaan ah, kuwaa oo sida la sheegay gacan saar dhaw la leh Jabhada difaaca Tigray-ga. Sida ay sheegtay Warbaahinta gudaha…