Browsing Tag

Daauud

Daa’uud Aweys: Soomaaliya waxay isu diyaarinaysaa kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka

Axad, May, 26, 2024 (AX) - Soomaaliya ayaa isu diyaarinaysa kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, sida uu sheegay wasiir warfaafinta Soomaaliya Daud Aweis.“Soomaaliya waxay ku faanaysaa inay isu diyaarinayso inay kursi aan joogto ahayn ka qaadato Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay (UNSC). Fursaddani waxay ka tarjumaysaa saamayntayada sii kordheysa iyo sida ay uga go'an tahay in aan si macno leh wax ugu biirinno dadaallada nabadda iyo ammaanka caalamka," ayuu yiri wasiirku.Wasiirka…

Maxkamadda Racfaanka gobolka Banaadir oo xukun dil ah ku ridday sayid Cali Macallin Daa’uud

 Arbaco, May, 15, 2024 (AX) - Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku ridday Sayid-Cali Macallin Daa'uud oo ku eedeysnaa inuu xaaskiisa oo xaamilo ahayd nolasha ku gubay.Maxkamadda Racfaanka ayaa ayidday xukunkii kasoo baxay maxkamadda gobolka Banaadir, taasoo horey xukun dil ah ugu ridday Sayid Cali.Maxkamaddu waxay sheegtay in eedaysane Sayid Cali lagu helay dambiga lagu eedeeyay, sidaas darteedna xukunkiisa uu noqonayso xukun dil qisaas ah.Waxay sheegtay in xukunkaan uu ka furan yahay…

Maxkamadda Racfaanka oo soo gabagabeysay dhegaysiga dacwadda Sayid Cali Macallin Daa’uud

 Axad, May, 12, 2024 (AX) - Maxkamadda Racfaanka ee gobolka Banaadir, ayaa maanta soo gabagabaysay dhegaysigii labaad ee dacwadda iyo difaaca xukumane Sayid Cali Macallin Daa’uud.Maxkamadda ayaa sheegtay in laga sugayo go’aanka ugu dambeeya ee xukunka eedaysanaha, ka dib markii ay dhegaysatay dacwadda xeer ilaaliyaha iyo difaaca qareenada u doodaya eedeysanaha.Abuukate Cali Xalane oo ah qareenka u doodaya Sayid Cali Macallin Daa’uud, ayaa sheegay inuu rajeynayo in maxkmadda racfaanku soo saarto go’aan ka duwan midkii ay…

Wasiir Daa’uud Aweys “Waxaa naga go’an Ilaalinta Xorriyadda Saxafiga iyo xaqa Xog helista”

 Jimco, April, 3, 2024 (AX) - Wasiirka Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda federaalka Soomaaliya Daa’uud Aweys jaamac ayaa ugu hambalyeeyay  Saxaafiyiinta Soomaaliyeed dabaal dega maalinta caalamiga ee xorriyadda saxaafadda oo sanad walba maanta oo kale loo dagaal dego.Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya ayaa ugu horeyn maalintaan qiimaha gaarka ah u leh Saxafiyiinta Soomaaliyeed darteed ku bogaadiyay shaqada adag oo ay u hayaan dadka iyo dowladda Soomaaliyeed"kaalinta wax ku ool ah ee nolosha bulshada, run…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More