Browsing Tag

ciribtir

Mareykanka oo Colaadda Tigray ku tilmaamay “ciribtir”

Xoghayaha Arimaha Dibada ee Mareykanka Antony Blinken ayaa ku baaqay "isir sifeyn" in lagu sameeyo galbeedka Tigray, wuxuuna sheegay in xaalada gobolka ay tahay "mid aan la aqbali karin." Blinken, oo la hadlay gudiga koongareeska ee arimaha dibada, wuxuu ku baaqay in ciidamada Eritrea iyo Amxaarada laga saaro Tigreega lana badalo "xoogaga aan rabshada lahayn ee gobolka." Xogheyuhu ma uusan faah faahin ujeedka ciidankaan, iyada oo qaar kamid ah gudiga ay codsadeen hawlgal nabad ilaalin ah oo ka socda Tigray. "Dhibaatada…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More