Somalia
Uganda oo qeyb ka mid ah ciidamadeeda kala baxday Soomaaliya
Jimco, Dowladda Uganda ayaa kala baxday Soomaaliya qeyb ka mid ah ciidamadooda ka tirsan howlgalka midowga Africa AMISOM. Ciidamadan oo gaaray dalka Uganda ayaa tiradooda lagu sheegay 2,100, iyadoo munaasabad soo dhaweyn…