Qoyska darawal Uber oo Soomaali ah oo dalbaday dacwad dambi naceyb ah kadib weerar naftiisa sigay
Mohamed Yusuf, oo ah aabbe reer leh oo shan carruur ah dhalay, ayaa weerar ba’an kala kulmay rakaab uu qaaday aroornimadii hore ee Sabtidii meel ka baxsan magaalada Minneapolis, sida ay xaqiijiyeen booliska iyo…