Browsing Tag

Cali

Faysal Cali Waraabe: Waxa lagu tashaday in laynaga soo weeraro Jabuuti iyo Laascaanood

 Sabti,  Juun, 29, 2024 (AX) - Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa sheegay in Jabuuti iyo dowlada Soomaaliya ay maleegayaan qorshe lagu waxyeelaynayo Gobaladda Waqooyi.Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in lagu tashaday in markale la daadiyo dhiiga shacabka Gobaladda Waqooyi, isla markaana la burburiyo nabadooda."Waxa lagu tashaday in dalkeena laga soo weeraro dhinaca Jabuuti iyo dhinaca Laascaanood, sidii 1988 kii ayaa maanta markale dhiigeena la xalaashaday, waxa lagu tashaday in Gobaladda…

Faysal Cali Waraabe: Taageerayaasha Xisbiga Waddani ma xidhi karaan madaarka

 Jimco,  Juun, 21, 2024 (AX) - Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka Gobaladda Waqooyi ee UCID Faysal Cali Waraabe ayaa taageeray xadhiga Cismaan Cumar Dool oo ka tirsan xisbiga Waddani.Faysal Cali Waraabe oo ka hadlay qalalaasihii shalay ka dhacay madaarka Cigaal ee Hargaysa ayaa sheegay in uu ka danbeeyay xisbiga Waddani oo si qabyaaladaysan u olollaynaya."Caruurteenii ayaa la xumaynayaa, oo inta lacag la siiyo qabiil lagu talaalayaa, waxa waxa ka shaqaynaya waxa weeyi siyaasiyiin qaar isku sheegaya iyo qaar cumaamado sita…

Dr. Cabdulaahi Cali oo Soomaalida Maraykanka ka mida oo isku soo taagay Xilka Madaxtinimo ee Jubbland

Arbaco, Juun, 19, 2024 (AX) - Dr. Cabdulaahi Abdi ayaa isku isku soo taagay in uu u tartamyo xilka madaxwaynaha maamulka jubbland sanad xileedka 2024/2028 , Dr Abdulaahi ayaa ka mid ah Soomaalida Maraykanka dagan Main Portland , sida la sheegay waxuu ku dhashay nawaaxiga Kismaayo waxuuna ka mid ahaa dhalinyaradii ku barbaartay burburkii kadib xeryaha qoxootiga, waxuuuna wax ku bartay dalka Maraykanka uuna ka qaaatay jaamacadaha  Southern New Hamshire University waxuuna darsay cadaalada iyo University of Sauthern Maine…

Faysal Cali Waraabe oo ka digay in la hagardaameeyo geedi socodka doorashooyinka Gobaladda Waqooyi

 Khamiis, Juun, 6, 2024 (AX) - Guddoomiyaha Xisbiga UCID Faysal Cali Waraabe, ayaa xukuumada Gobaladda Waqooyi iyo koomiishanka doorashooyinka uga digay waxkasta oo doorashooyinka hargardaamayn kara.Guddoomiyaha oo ka hadlay qalab cusub oo dhawaan la sheegay in ay suuragaltahay in lagu galo doorashooyinka, ayaa sheegay in qalabkaasi uu doorashada dib u dhigi karo, isaga oo digniin u diray madaxwaynaha."13 November haday doorasho qabsoomiwaydo 13 December kursigaasi wuu banaanaanayaa oo shirkii Boorama 2 ayaanu qabanaynaa,…

Dr. Cali Saciid Faqi: Waa nasiib darro wararka sheegaya inay Soomaaliya ka tanaasulayso musharaxnimada Midowga Afrika

 Khamiis, May, 23, 2024 (AX) - Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed, haatanna ah xildhibaan katirsan baarlamaanka aqalka hoose, Dr Cali Saciid Faqi ayaa sheegay inay jiraan, warar sheegaya in dowladda Soomaaliya ay ka dalbaneyso Fawzia H. Adam in ay ka tanaasusho musharaxnimadeeda gudoomiyaha Guddiga Midowga Afrika.Dr Cali Saciid Faqi ayaa sheegay, haddii uu warkaasi uu dhab noqdo uu ahaan doono mid aad looga xumaado maaddaama ay Soomaaliya ku noqon doonto khasaare weyn sida uu sheegay.“Doorka…

Maxkamadda Racfaanka gobolka Banaadir oo xukun dil ah ku ridday sayid Cali Macallin Daa’uud

 Arbaco, May, 15, 2024 (AX) - Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa maanta xukun dil toogasho ah ku ridday Sayid-Cali Macallin Daa'uud oo ku eedeysnaa inuu xaaskiisa oo xaamilo ahayd nolasha ku gubay.Maxkamadda Racfaanka ayaa ayidday xukunkii kasoo baxay maxkamadda gobolka Banaadir, taasoo horey xukun dil ah ugu ridday Sayid Cali.Maxkamaddu waxay sheegtay in eedaysane Sayid Cali lagu helay dambiga lagu eedeeyay, sidaas darteedna xukunkiisa uu noqonayso xukun dil qisaas ah.Waxay sheegtay in xukunkaan uu ka furan yahay…

Maxkamadda Racfaanka gobolka Banaadir oo Maanta ku dhawaaqeysa go’aanka kiiska eedeysane Sayid Cali

 Arbaco, May, 15, 2024 (AX) - Waxaa Maanta oo Arbaco ah lagu wadaa in Maxkamadda Racfaanka gobolka Banaadir ay go'aan kasoo saarto kiiska eedeysane Sayid cali Macalin Daa'uud oo ku eedeysan inuu gubay Xaaskiisii oo lagu magacaabi jiray Luul Sheekh Cabdicasiis.Maxkamadda Racfaanka gobolka Banaadir ayaa ilaa afar fadhi ka yeelatay dhageysiga kiiskaan xasaasiga ah ee aan horay noociisa uga dhicin gudaha dalka.Go'aanka rasmiga ah ee Maanta ku dhawaaqi doonto Maxkamadda Racfaanka ayaa ah mid si weyn ay u wada sugayaan guud…

Maxkamadda Racfaanka oo soo gabagabeysay dhegaysiga dacwadda Sayid Cali Macallin Daa’uud

 Axad, May, 12, 2024 (AX) - Maxkamadda Racfaanka ee gobolka Banaadir, ayaa maanta soo gabagabaysay dhegaysigii labaad ee dacwadda iyo difaaca xukumane Sayid Cali Macallin Daa’uud.Maxkamadda ayaa sheegtay in laga sugayo go’aanka ugu dambeeya ee xukunka eedaysanaha, ka dib markii ay dhegaysatay dacwadda xeer ilaaliyaha iyo difaaca qareenada u doodaya eedeysanaha.Abuukate Cali Xalane oo ah qareenka u doodaya Sayid Cali Macallin Daa’uud, ayaa sheegay inuu rajeynayo in maxkmadda racfaanku soo saarto go’aan ka duwan midkii ay…

Maxkamadda Racfaanka oo Maanta markale la hor keenay Eedeysane Sayid cali iyo marqaatiyaal cusub

 Axad, April, 5, 2024 (AX) - Maxkamadda Racfaanka gobolka Banaadir ayaa maanta markale u fariisatay kiiska dacwadda loo heysto Sayid cali Macalin Daa'uud oo ku eedeysan inuu Muqdisho ku gubay xaaskiisii.Eedeysanahaan ayaa horay waxaa dil toogasho ah ugu xukuntay Maxkamadda gobolka Banaadir oo sheegtay in lagu helay dilka uu u geystay xaaskiisii oo lagu magacaabi jiray Luul Sheekh Cabdicasiis.Fadhiga maanta waxaa Maxkamadda la hor keenay marqaatiyaal cusub oo ay ka mid yihiin shaqsiyaadkii ugu horeeyay ee guriga tagay…

Beelweynta Abgaal oo ku baaqday inuu is casilo madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe

Khamiis, May, 2, 2024 (AX) - Duubabka dhaqanka, waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee Beesha Abgaal oo dhowrkii maalmood ee lasoo dhaafay shir uga socday gudaha magaalada Muqdisho ayaa ugu dambeyn bayaan ay shirkaasi kasoo saareen waxaa ka mid aha in madaxweynaha maamulka Hirshabeelle looga dalbaday inuu is casilo.Bayaanka kasoo baxay shirka waxaa si weyn loogu dhaliilay hanaanka jiritaanka Hirshabeelle iyo hogaaminta Cali Guudlaawe Xuseen oo ay sheegeen inuu ku fashilmay hogaaminta maamulkaas, islamarkaana loo baahan yahay…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More