Browsing Tag

beddelo

Reer Galbeedka oo ka caga jiidaya maalgalinta howlgalka cusub ee Soomaaliya ay doonayso in lagu beddelo ATMIS

Jimco, Juun, 21, 2024 (AX) - Wada xaajoodyada ku saabsan maalgalinta ciidamo cusub oo beddela kuwa haatan jooga Soomaaliya ee ka socda Midowga Afrika ee ATMIS, ayaa noqday arrimo xaajadoodu adag tahay oo ay ka cago jiidayaan Midowga Yurub iyo Maraykanka.Midowga Yurub ayaa doonaya in la helo amar ka adag kan ay Soomaaliya rabto ee ciidamo cusub lagu aas aasayo, sida ay sheegeen saddex ka mid ah ilo-diblomaasiyadeed oo si dhow arrimahan ula scda.Aqalka Soomaaliya iyo xafiiska ra’iisul wasaaraha ayaan wax jawaab ah ka bixin…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More