Hogaamiyaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey fadhiga wadajirka ah ee Golaha Amniga ee Midowga Afrika (AU) oo looga hadlay Amniga, Siyaasadda, Dhaqaalaha, Ganacsiga & Saamaynta Covid-19.
Geelle wuxuu sheegay in qaarada Afrika ay u baahan tahay inay xal u hesho dhibaatooyinka mudada dheer soo jiray iyo kuwa cusub, helitaankoodana ay aasaas u tahay isbadalka qaaradda ee mustaqbal ifaya.
Hogaamiyaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in amniga iyo…