Somalia
Turkiga oo bixiyay qeyb ka mid ah deynta Soomaaliya ay ku leedahay IMF
Jimco- Turkiga ayaa siiyay ku dhowaad 3.4 milyan oo deyn ah oo Soomaaliya ay ku leedahay Sanduuqa Caalamiga ah ee Lacagta Adduunka (IMF), iyada oo qayb ka ah dadaallada la bilaabay horaantii…