Browsing Tag

ansixiyay

Baarlamaanka Jubbaland oo ansixiyay wax ka badalka qodobo xasaasi ah oo ka mid ahaa Dastuurka Maamulkaas

 Talaado, Luulyo, 2, 2024 (AX) - Baarlamaanka maamulka Jubbaland oo maanta magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose ku yeeshay kulan xasaasi ah oo ka mid ah Kalfadhiga 5-aad ee Golahaas ayaa u codeeyay wax ka badalka qodobo ka mid ah Dastuurka maamulkaas.Baarlamaanka Jubbaland ayaa kulankooda qodobada ay wax ka badalka ku sameyeen waxaa ka mid ah qodobka 70-aad oo dhigayay in madaxweynaha maamulkaas uu isa soo sharixi karo laba jeer, waxaana Baarlamaanku ay maanta meesha ka saareen gabi ahaanba qodobkaas.Si…

Shirweynaha Caafimaadka Aduunka oo lagu ansixiyay Hindise dowladda Soomaaliya kasoo shaqeysay

 Jimco, May, 31, 2024 (AX) - Qaraar ay kasoo shaqeysay dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo ay iskaashi kala sameysay in ka badan 20 dowladood ayaa lagu ansixiyay shirweynaha Caafimaadka Aduunka oo ka socda magaalada Geneva ee dalka Swistzerland.Hindisahaan lagu ansixiyay shirweynaha Caafimaadla Aduunka ayaa ku baaqaya in wadamada caalamka iney si weyn u dhimaan dhimashada hooyada iyo dhallaanka.Waxaa la sheegay in guud ahaan Caalamka sanad walba ay ku dhintaan haween gaaraya 287,000 xiliyada ay Uurka leeyihiin iyo dhalmada,…

Golaha wasiirrada oo ansixiyay heshiis ku saabsan caddaaladda oo dhexmaray Soomaliya iyo Tuirkiga

Khamiis, April, 2, 2024 (AX) - Golaha wasiirrada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta meel mariyay heshiis dhinaca caddaaladda  ah oo ay kala saxiixdeen Soomaaliya iyo Turkiga.Wasiirka caddaaladda Soomaaliya, Xasan Macallin Maxamuud, ayaa sheegay heshiiskaan inuu ku saabsan yahay, sidii loo sii xoojin lahaa iskaashiga dhanka caddaaladda ah ee Soomaaliya iyo Turkiga.Wasiirku wuxuu sheegay in heshiiskan uu oggolaanayo isu gudbinta labada dal ee dambiilayaasha xukuman iyo eedeysanayaasha.Xasan Macallin wuxuu sheegay, Soomaaliya…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More