Guusha amniga Soomaaliya waxay ku xiran tahay midnimo qaran, ma aha kala qaybin siyaasadeed
By Yusuf Said HersiSaturday August 1, 2026 Amniga iyo ciribtirka argagixisadu waxay ka mid yihiin imtixaannada ugu culus ee dowlad kasta kala kulanto koox hubeysan. Taariikhda dhow iyo tan fogba waxay caddeyneysaa…