Browsing Tag

Afrika

Duminta Xuduudaha Gumeysiga: Danta Afrika iyo Midnimada Ummadda Soomaaliyeed

Analysis: Africa’s colonial borders still bleed — and Somalia won’t legitimize the 1964 line Africa’s map was drawn with a ruler, not with consent. The straight-edged boundaries carved at the Berlin Conference and cemented by departing European empires didn’t reflect language, culture, kinship or history. In 1964, seeking to stem a cascade of territorial wars, the Organization of African Unity adopted a doctrine of border sanctity rooted in uti possidetis juris: honor the frontiers inherited at independence. It stabilized…

Ismaaciil Cumar Geelle: Afrika ayaa taagan

Hogaamiyaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa ka jeediyey fadhiga wadajirka ah ee Golaha Amniga ee Midowga Afrika (AU) oo looga hadlay Amniga, Siyaasadda, Dhaqaalaha, Ganacsiga & Saamaynta Covid-19. Geelle wuxuu sheegay in qaarada Afrika ay u baahan tahay inay xal u hesho dhibaatooyinka mudada dheer soo jiray iyo kuwa cusub, helitaankoodana ay aasaas u tahay isbadalka qaaradda ee mustaqbal ifaya. Hogaamiyaha Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in amniga iyo…

Kiisaska Covid-19 ee Koonfur Afrika waxay gaarayaan Mid

Koonfur Afrika ayaa ah dalka ugu horeeya ee ay kujiraan tirada ugu badan ee kiisaska loo yaqaan 'Covid-19', tirada guud ee kiisaska ayaa la soo sheegey. 1,004,413 (Hal milyan & afar kun, afar boqol, toban & saddex). Dadka u dhintey cudurka Coronavirus waa 26,735 (Lix iyo labaatan kun, toddobo boqol, soddon iyo shan), halka ay guud ahaan ka bogsadeen 844,874 (Sideed boqol, afar iyo afartan kun, sideed boqol, toddobaatan iyo afar), jirkoodu wuxuu ku dhamaaday cudurka…