Somalia
Somalia iyo Türkiye oo kala saxiixday heshiis lagu xoojinayo ilaalinta qoyska iyo adeegyada bulshada
Muqdisho — Dawladaha Soomaaliya iyo Türkiye ayaa maalintii Sabtida kala saxiixday heshiis is-afgarad oo dhidibbada loogu aasayo iskaashi ballaaran oo la xiriira adeegyada bulshada, badbaadada qoyska, iyo dhowridda xuquuqda aasaasiga ah ee…