Browsing Tag

ABAAL

Former JSP intelligence officer hit by political downfall

By Sayid-Ali HajiThursday March 26, 2026 Qoraal uu ku baahiyay bartiisa gaarka ah ee Facebook, Xoghaye Abdirahman Odowaa ayaa shaaciyay inuu isaga baxay xilkii iyo xubinnimadii Xisbiga JSP, arrin si degdeg ah u soo jiidatay indhaha taageerayaasha iyo la socda siyaasadda dalka. Odowaa, oo qoraalkiisa la xiriiray dhacdo ku beegneyd shalay oo Taariikhdu ahayd 25 March 2026, ayaa sidoo kale jeediyay eedo culus oo uu u diray Madaxweyne Xasan Shiikh Maxamuud, oo uu ku tilmaamay Macallinkiisa iyo Bar-baariyihiisa Siyaasadda.…